Waadi News - Latest News Update

Yaa ka Masuula Dhibta Somaliya Haysata?

Dhibta Somaliya Haysata Ee Maalin kasta ay ugu dhimanayan Boqolal Qof Oo Sabab ku leh Dhimashadooda
Waa Waxa Qof kasta Oo Somaaliya uu is Waydiinayo , Waxa Macquula in Qofkasta Oo Somaliya uu Is waydiinayo
Dhibta haysata Dalka Somaliya iyo wakhtiga ay dhamanayso , Laakin Aanu Dareen u lahayn in uu dhibta Somaliya haysata
Qayb ka yahay , Waxa Macquula in Aad is Waydiiso Sidee Qofka Somaliga ahi dhibta Somaliya haysata Qayb uga yahay oo
Ay kugu Noqoto Arin Aan Ka Daadadigi karan , Waxa uu Qof kasta Qirsanyahay Ama Aamin Sanyahay in Somaliya Dhib weyn oo
Ragaadisay Horumarka dalka iyo dadka , Laakin Aanu dareen u lahayn in uu Qayb weyn ka yahay Arimaha ka Socda Somaliya .

Hadaba Sidee Ayuu Qofkasta oo Somaliya dhibta uga Qayb yahay ?
Waxa aynu Soo Qadaynayna Magalada Caasimada Ee Muqdisho oo bulshada inta ugu badani ku nooshay taas oo dhibta ugu badana haysato
Qof kasta oo wax kasta oo ku jirta bulshada inta ugu ladana uu Qayb ka yahay dhibta haysata caasimada .
Waxa Qofkasta Laga Qaada Wax Loo Yaqaan Sakada sida aanu Maqalanay , Sakada Laga Qaadana Waxa ku Soo Noqota Ayadoo wadkiisiya
maalin uun Ama ay sabab u noqota in uu ku waayo Ehilkiisi iyo intii uu cid u jeclaa ,

Sidee Loo Soo dhamaystiri kara wadka Sakada Ee Somaliya ?

Waa Qoralka kan Inoo Xiga Inshallah:

Posted by