Waadi News - Latest News Update

Xog: Ku Saabsan Parking ka Madaarka Hargaysa iyo Cid Loo Qorsheeyay In Lugu Wareejiyo.

Waxa Jira Warar Xoogagaal ah oo Aanu ka Helayno Dadka u Dhuun Daloola Siyaasada Madaarka Hargaysa Kuwaas oo Sheegaya In Parking Maadarka Hargaysa Lugu Wareejinaayo Nin uu Yahay abti Maareeyaha Madaaarka Hargaysa Mr Rodal , Sidoo kalana Madaxweyne Muuse biixi Adeer u Yahay , Kaas oo Hada Ka Shaqeeya Ethiopian Airways . Xogtan Helayno ayaa sheegay in Dhawaan La Qorsheeyay Lagu Wareejiyo.

Waxanu ka War Haynay in Hore parking ka Madaarka ay dad Shacabi Gacanta ugu hayeen Kaas Oo ay Xukumada Kala Soo Wareegay Markii uu Madaxweyne Muuse biixi Talada dalka Qabtay .

Tani Hadii Ay dhacdo Waxay Noqonaysay in Madaxweynu Marka Hore ka Laha Qorshe Reer ka Wareejineed  

Sidoo kale Waxanu Xog Idinka Hayna Halkii U ku Dabeeyay Wareejintii Samaynta Liisaka Baabuurta

   Naga Filo Wakhti Dhaw Xog Dhamaystirin.

Posted by