Xaasidnimo Waa cudur halis ah - Waadinews | Somali News and EntertainmentsWaadinews | Somali News and Entertainments

Xaasidnimo Waa cudur halis ah

Share it with your friends Like

Thanks! Share it with your friends!

Close

-Xaasidnimadu Waa gefkii ugu horreeyey ee Allah lagu caasiyey ee cirka ka dhacay (Ibliis ayaa xaasiday Nebi Aadam)
-Xaasidnimadu Waa Gefkii ugu horreeyey ee Allah lagu caasiyey ee Dhulka ka dhacay (Qabiil ayaa xaasiday Haabiil).
-Xaasidnimadu waa Wixii ku kallifay Ilma Nebi Yacquub (cs) in ay Walaalkood Yuusuf (cs) ceel ku ridaan.
-Xaasidnimadu Waa waxa Yahuudda ka horistaagay in ay qaataan diinta Islaamka.
-Nebigu scw waxa uu yidhi: ” Ka digtoonaada Xaasidnimada maxaa yeelay xinku waxa wanaagyada u cunaa sida uu dabku Xaabada u cuno”.

La Wadaag Asxaabta