Connect with us

Entertainments

Wasakhowga Hawada

Hay’adda Nabadda Cagaaran (Greenpeace) iyo mareegta AirVisual ayaa soo bandhigay liiska waddamada haysta hawda ugu wasakhda badan iyo kuwa haysta hawada ugu nadiifsan adduunka.
Waddamada ay hawadoodu ugu Wasakhda badan tahay adduunka:
1-Bangladesh
2-Pakistan
3- India
4-Afganistan
5- Bahrain
Waddamada ay hawadoodu ugu saafisan tahay adduunka:
1-Iceland
2-Finland
3-Australia
4-Estonia
5-Sweden
Source: https://www.airvisual.com/world-most-polluted-cities…

Continue Reading
Advertisement
Click to comment




Recent Posts

Trending