Waadi News - Latest News Update

Waddamada Soddonkii Ramadaan Soomay ee Arbacada Ciidaya

Tiro ka mid ah waddamada islaamka iyo Carabta ayaa maanta oo salaasa ah ciiday, halka ay kuwo kalena ku dhawaaqeen in Salaasada maanta ah tahay dhammaystirkii Ramadaan Ciidduna ay Arbacad Barrito ku beegan tahay. Waddadama Salaasada maanta ciiday waxaa ka mid ah, Qadar, Sacuudiga, Kuwayt, Baxrayn, Imaaraatka, Yemen, Aljeeriya Iyo Sunniyiinta Ciraaq.

Turkiga ayaa mar sii horraysay inay ciiddu ku beegan tahay Salaasad. Geesta kalena waxaa jira waddamo ay u suurto galiwayday aragta curashada bisha Shawaal, sidaa awgeedna Arbacada Ciidaya waxaana ka mid ah; Masar, Tunisiya, Suuriya, Urdun, Falastiin, Suudaan, Indooniisiya, Japan, Australia, Malaysia

Posted by