Connect with us

World News

Trump Oo U Murugaysan Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska

Madaxweynaha Maraykanka Donlad Trump ayaa Jimcihii sheegay in uu u murugooday ra’iisal wasaaraha Ingiriiska Theresa May oo ku dhawaaqday in ay iscasilayso kaddib markii ay ku guul darraysatay tallaabooyinkii ay dalkeeda kaga saari lahayd Midawga Yurub. Trump oo Warfidiyeennada kula hadlay Aqalka Cad ayaa sheegay In May ah tahay gabadh miisan leh oo dedaal badan la timid, isaga oo xusay in uu la kulmi doono inta uu jiro booqasho uu bisha soo socota ku aadayo dalka Ingiriiska

Continue Reading
Advertisement
Click to comment




Recent Posts

Trending