Home » Posts tagged with » Somaliland (Page 7)
Xil-Indho Indho Ayaa ka Dayriyay Xaalada Puntland Wakhtiga Doorashada!

Xildhibaan indho indho oo ka dirsan xildhibaan somaliland Ee golaha guurtida ayaa yidhi “Anigu Waan Warwarayaa Puntland Maanta Marxaldii ugu Xumayd ayay Gaadhay” Halkan ka Daawo

Continue reading …
Shirweynaha Qaran Ee Warbaahinta Somaliland Ayaa Maanta Ka Furmay Hargeisa

Shirweynaha Qaran Ee Saxaafada JSl Ayaa Maanta Si Rasmi ah ugu Furmay Magaalada Hargeisa Ee Caasimada Somaliland Waxana ka Soo Qayb Galay Wasiiro ka Tirsan Xukumada iyo Masuulin kale oo Badan Halkan ka Daawo

Continue reading …
Wasiirkii Hore Ee Arimaha Debada Ee Somaliland Maxamed Biixi Ayaa ka Hadlay Isbadalka Geeska Africa

Maxamed Biixi Yoonis Wasiirkii Hore Arimaha Debada Ee Somaliland ayaa ka warabay isbadelka geeska africa iyo shirkii dhawan ka dhacay jabuuti ee Aqoonyahanka Somaliyeed kaas oo ka mid aha xubnihi ka Qayb galay shirkaa ee Matalayay dhanka Somaliland Halkan ka Daawo

Continue reading …
Dr Xuseen Bulxan Ayaa Warbixin Dheerad ah ka Bixiyay Shirkii Jabuti Ee Aqoonyahan

Waxa Jiray Dhaliilo Badan oo Kaga imanaya Bulshada Reer somaliland ka Qayb Galka Shirkii Aqoonyahan Ee somaliyeed Ee ka Dhacay dalka Jabuuti Xubnihi u matalayay dhanka somaliland Ee ka Qayb Galay shirka Waxana ka Mid aha Dr Xuseen bulxan isagoo arinta ka Hadlayana Waxa uu Yidhi Halkan ka Daawo

Continue reading …
Somaliland oo eedeyn u jeedisay Puntland

Somaliland ayaa ku eedeeyay Puntland in ay abaabuleyso Kooxo maleeshiyaad ah, kuwaasoo loogu tala galay in ay waxyeelo u geystaan Ammaanka degaanada maamulka Somaliland. Wasiirka Difaaca Somaliland Ciise Axmed Yuusuf Xawar ayaa sheegay in maalmihii lasoo dhaafay Ciidanka Puntland ay weeraro daandaansi ah ay kusoo qaadaayeen Ciidanka Somaliland ee ku sugan gobolka Sool. Wasiirka ayaa […]

Continue reading …
Magaalada Burco Oo Laga Dhagax Dhigay Xarun Lagu Shaybaadho Xoolaha Nool

Wasiirka wasaaaradda xanaanada xoolaha Somaliland Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa magaalada Burco ka dhagax dhigay xarun lagu shaybaadhi doono xoolaha nool. Wasiir Gaafaadhi oo ka hadlay munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa hadaladiisii ka mid ahaa: “Waxaanu halkan saaka ka dhagax dhigaynaa oo dhismihiisii wadnaa shaybaadh xannaanada xoolaha ah oo casri ah oo ka mid ah shaybaadho faro-badan […]

Continue reading …
Kornayl Ka Tirsana Jabhada Caare Oo Dib Cafis Uga Soo Dal Baday Shacabka Somaliland

Waxa Maanta Si baladhan u soo dhaweeyay kornayl ka tirsana jabhada caare kaas oo ka soo noqoshada Jabhada ku sifeeyay in ay Xukumadani wax badan ka qabteen gobolkiisi Halkan ka Daawo Warkan

Continue reading …
Wasiirka Warfaafinta oo Sharraxay Cashuuraha Lagu soo Rogay Warbaahinta Dalkana Baaq u Diray Mulkiilayaasha Saxaafadda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo), ayaa Warbaahinta dalka ku boorriyey inay raacaan xeerarka dalka u yaalla isla markaana iska bixiyaan cashuuraha ku waajibay ganacsigooda. Sidaasna waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ay faafisay maanta Wakaallada Wararka Somaliland ee SOLNA, oo uu ku saxeexnaa Wasiirka Warfaafintu, waxaanu u qornaa sidan:- […]

Continue reading …
Gollaha Wakiiladda Oo Dood Adag Ka Yeeshay Odoroska Miisaaniyad Sanadeedka 2019-Ka

Gollaha Wakiilada ayaa maanta Dood Adag ka yeeshay odoroska Miisaniyada Ee Dhawaan uu soo gudbiyay Wasarada Maaliyada Somaliland Halkan ka Daawo

Continue reading …
Marwo Faadumo Siciid Ayaa Dhaliishay Kulankii Muuse Biixi iyo Mustafe Cagjar

Marwo Fadumo Oo Ka Mid ah Masuulinta ugu Saraysa Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani Ayaa ka Hadashay arimo badan oo ay ka mid tahay kulankii Madaxweyne Muuse biixi iyo Madaxweyne mustafe Cagjar Halkan ka Daawo Warkan

Continue reading …
Siyaasi AbdiLaahi Geel Jire Ayaa Ka Hadlay Go’aankii Laga Saaray Xisbiga kulmiye

Siyaasi abdilaahi geel jire ayaa si adag uga hadlay ka saarida golaha dhere ee xisbiga kulmiye oo maanta la soo saaray isaga laba masuul oo kale oo xisbiga ka dirsaana mudo dheer Halkan ka Daawo

Continue reading …
Xisbiga Kulmiye Ayaa Xubinimadii Golaha Dhexe Ka Qaaday Masuulin Magac Kulaha Xisbiga

xafiiska xisbiga Kulmiye isla markaana ku saxeexan yahay gudoomiyaha labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa lagu sheegay in xisbigaasi laga saaray saddex siyaasiyiin oo kala Ah Prof Cabdi Cali Jaamac Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire Abwaan Cismaan Kujare Warqarada Ayaa Sidan u Dhignayad

Continue reading …
Wasiirka Maaliyada Somaliland Ayaa Ka Hadlay Cashuurta Lagu Soo Rogay Warbaahinta Dalka

Wasiirka maaliyada sacad cali shire ayaa maanta shir jaarayid uu qabtay kaga hadlay cashuur lugu soo riday warbaahinta dalka halkan ka daawo

Continue reading …
Xisbiga Mucaarad ah Ee Wadani Ayaa Ka Dayriyay Xalada Cadaalada Ee Dalka

Xooghaya Xisbiga Mucaradka ah Ee Wadani barkhad batoon ayaa ka hadlay cadaalada dalka isagoo ka dayriyay jeelasha wadanka oo ay ka taagan tahay xalad adag Halkan ka Daawo Warkan

Continue reading …
Kenya and Somaliland on course to upgraded relations

On their way home, several members of the Kenyan Parliament stopped at Hargeisa, Somaliland, for an impromptu ‘informal’ two-day visit. The parliamentarians paid visits to their counterparts at the Parliament House where they met the leaders and members of the standing committees of both the House of Representatives and the Senate House (Guurti). Both sides […]

Continue reading …
Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Hor geeyey Gollaha Wakiiladda Odoroska Miisaaniyad Sanadeedka 2019

Dr Sacad Cali Shire Wasiirka Maaliyada Somaliland ayaa golaha Wakiilada Somaliland Maanta Horgeeyay miisaniyada 2019 Ee ay dhawaan soo Ansixiyeen Golaha Wasiirada . Halkan ka Daawo

Continue reading …
Siyaasi Cali Mareexan Ayaa Ka Hadlay Kulan kii Madaxweyne Muuse iyo Mustafe Cagjar, Muxu ka Yidhi?

Wasiirkii Ee Wasarada Hawlaha Guud iyo Guriyanta Ee Somaliland Ayaa Ka Hadlay kulan ku dhex Maray labada Madaxweyne Ee Somaliland iyo Kilidhka Shanad Ee Somalida Magaalada Wajale Halkan ka Daawo Warkan

Continue reading …
Dood Cilmiyeed Sidee Dhalinyarada uga Madax Banaanaan karaan Xasaradaha Siyaasadeed?

Barnaamijka Ayaa Waxa Lugaga Dooday Sidi ay Dhalinyarada Somaliyeed uga Madax Banaanaan karaan Xasarahada Siyaasada Ee ku dhisan Danaysiga Siyaasiga Maanta Halkan Ka Daawo

Continue reading …
Maxa Ka Soo Baxay Kulan kii Madaxweyne Muuse biixi iyo Madaxweyne Musfate Cagjar ?

Waxa uu Maanta Kulan ku Dhex Maray Magalada Wajale Ee ku Taala Xududuudka u Dhaxeeya Somaliland iyo somali itoobiye Halkan ka Daawo

Continue reading …
Xukumada Somaliland Ayaa Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Xadhiga Saraakisha Lawyacado

Waxa markii kugu horaysay ka Hadashay Xadhiga saraakin iyo masuulin kale ba oo lugu xidhay magaalada lawycado Waxana Karin ka xidhiga ka hadlay gudoomiya gobolka salal Halkan ka Daawo

Continue reading …
Aqoonyahan Jamac Cali “Marnaba Maan Filaneynin In Aynu Nidhaahno Farmaajo Ayaa Waraaqo Diray, Iyo Weynu Heshiin Karnaaye Ma Noqonayso Sidii Hore”

Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Oo Ka mid ah Aqoonyahanka dalkani Somaliland leeyahay ee mar walba heeganka ugu jira difaacida iyo ilaalinta masayrka Umadda Reer Somaliland iyo Gooni iskutaageeda ayaa saluug wayn ka muujiyay hanaanka Doodaha ay Fagaarayaasha la tagaan Baryahan dambe Qaar ka mid ah Aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta Reer Somaliland, gaar ahaan waxa uu aqoonyahanku […]

Continue reading …
Waraysi: Heshiiska ay kala Saxeexdeen Madax-Dhaqameedka Oromada iyo Somaliland

Waxa Maalmiihi u Danbeeyay ku Sugnaa somaliland Wafti ka Socday Qoomiyada Oromimiya Waxana ay kulamo kala duwan la Qateen dhaqanka somaliland ee suldaana waxana ka warbixiyay heshiis ay wada galeen suldaan .. Halkan ka Daawo

Continue reading …
Kenya Airways launches direct flights to Somalia

KQ’s Chief Executive, Sebastian Mikosz said, “I’m very happy that we started this route! I believe that we’ll quickly increase our presence in Mogadishu.”Mikosz observed that the new route will ease travel for thousands of Somalis who live in Kenya as well as those from the diaspora traveling to their native country.Kenya airways had halted […]

Continue reading …
Qoraa Boobe”Dadkii ugu Necbaa Somaliland ayaa Jabuuti La Isugu keenay”

Qoraa Yusub Boobe Ayaa Maanta Si Adag uga hadlay shirkii Somalida ee ka Qabsoomay dalka jabuuti Halkan ka Daawo Warkan

Continue reading …
Nuxurka War-murtiyeed Ay Soo Saareen Madax-dhaqameedka Somaliland Iyo Weftigii Oromadu

War murtiyeed goor dhawayd soo baxay ayaa la sheegay in laga soo saaray kulamo ay wada qaateen madax dhaqameedka Somaliland iyo weftigii dhigooda ahaa ee ka socday qoomiyada oromada ee dalka Itoobiya. Warkan ayaa lagu sheegay in labada madax dhaqameed ee Somaliland iyo Oromadu ay wada yeesheen kulamo kala duwan, iyada oo weftiga oromadu ay […]

Continue reading …
Yaa Ku guulaystay Doorashadii maamul Gobolleed Koonfur Galbeed?

Waxaa soo dhamaaday wareegii koowaad doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo uu ku guuleystay Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareen oo helay codadka ugu badan xildhibaannada Baarlamaanka. Xildhibaanada Koonfur Galbeed ee codadka dhiibtay ayaa ahaa 147-Xildhibaan, waxaana doorashada wareega koobaad Musharaxii hela sadex meelood meel ku guuleesanayay doorashada , waxaa jiray codad badan oo halaabay. Xildhibaan Cabdicasiis […]

Continue reading …
Wajigii Labaad Ee Shirka Xisbiyada Somaliland Oo Saaka Ka Dhacay Madaxtooyada + Qodobada Lagaga Hadlay

Waxaa saaka madaxtooyada Somaliland ka bilaabmay wajigii labaad ee shirarkii ay iskugu  imanayeen xisbiyada Somaliland kajir. Shirkan saaka ka dhacay qasriga madaxtooyada Somaliland  waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka kala socda Saddexda  xisbi qaran oo ay kala hogaaminayaan Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Saylici, Gudoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga Waddani  Cabdiqaadir Jirde iyo gudoomiye […]

Continue reading …
Deg-Deg Golaha Wasiirada JSL Oo Ansixiyay Misaaniyad Sanadeedka 2019

Shir Ay Golaha Wasiirada Somaliland Maanta isku Yimadeen ayaa Lugu Ansixiyay Misaaniyad Sanadeedka 2019 Halkan ka Daawo Warkan

Continue reading …
Shirkii Aqoonyahan Ee Ka Socday Dalka Jabuuti Ayaa La Soo Gabageebay Maxa ka Soo Baxay?

Waxa Maanta La Soo Gabagabeeyay Shirkii Aqoonyahan Ee ka Socday dalka jabuuti ayaa Waxa soo Xidhay Madaxweynaha dalka Jabuuti ismacil cumar geele  Halkan ka Daawo warkan

Continue reading …
Nuxurka Qodobo Ay ku Heshiiyeen Xisbiyada Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, MudaneMuuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, MudaneCabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xalay  kulan muhiima la qaatay hoggaanka axsaabta qaranka, madaxweyne ku xigeenadii hore, siyaasiyiin iyo madaxda ururrada bulshada rayidka ah. kulankan uu madaxweynuhu isugu yeedhay axsaabta qaranka,madaxweyne ku xigeenadii hore iyo ururrada Bulshada rayidka ah, ayaaujeedadiisu ahayd sidii […]

Continue reading …
Wasiirku Xigeenka Wasarada Caafimada oo Ka Hadlay Hananka Maamul Daadajin Ee Dalka

Wasiir Xigeenka W Horumarinta Caafimaadka Somaliland Oo Kahadlay Marxalada Xiligan Iyo Maamul Daadajinta Dalka

Continue reading …
War-Deg-Deg Qarax Gaadhi Loo Adeegsaday Ayaa Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax Gaari uu goordhow ka dhacay magaalada. Qaraxa ayaa ka dhacay Xaafadda Taleex ee degmada Hodon, sida dad goobjoogayaal ah ay sheegeen, waxaana la ogeyn khasaaraha ka dhashay. Dadka aan la hadalnay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa Gaari waxyaabaha qarxa ay ku xirnaayeen, lama hayo […]

Continue reading …
Wasiiro Uu Dhawan Magacabay Muuse Biixi Oo Maanta La Dhaariyay

Waxa Maanta Lagu Dhaariyay Qasriga Madaxtooyada JSL Xukubo isku jira wasiiro iyo agaasimayaal oo uu Magacabayay madaxweyahay somaliland dhawaan  Halkan ka Daawo Dhaartaasi siday u Dhacday

Continue reading …
Eng Faysal Waraabe ” Waan Xoriyadiisi Loo Soo Celiyaa Sheekh Mukhtaar Roobow

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaarad ka ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Ayaa Maanta Si Adag uga hadlay Xadhiga Sheekh Mukhtaar Roobow oo maalintii sadexad laga Qabtay Magalada Baydhabo , Haladiisina Waxa ka Mid aha Halkan ka Daawo

Continue reading …
Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa Hadimo Sharafeed u Sameeyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee JSL

Madaxweyne Muuse ayaa maanta kulan la yeeshay oo Xildhibaanada Golaha Wakiilada somaliland Waxanay ka Wada hadleen  Halkan ka Daawo WArkan

Continue reading …
Sanad Ka Dib Maxa U Qabsoomay Madaxweyne Muuse Biixi

Warbixin Xiiso Leh Wax yaalihii u Qabsoomay Xukumada Muuse Biixi Intii uu Talada Dalka Hayay  Kaga Bogo Video gan

Continue reading …
Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Oo Qodobo Ka Soo Saaray Doorashada

Xisbiga Waddani ayaa Markii ugu Horaysay ka Soo Saaray doorashada Golaha baarlamanka iyo Golaha Deganka Ee ay Gudida Doorashooyin ku sheegin in aanay ku Qabsoomay wakhtigi lugu tala galay 

Continue reading …
Former Al-Shabab No. 2 Arrested in Somalia

The former deputy leader of al-Qaida-linked militant group al-Shabab has been arrested in southern Somalia, sparking clashes between his supporters and pro-government forces that left eight people dead. Officials speaking on condition of anonymity say Mukhtar Robow, also known as Abu Mansoor, was invited to a meeting Thursday at the regional state presidential palace in […]

Continue reading …
Khudbadii Madaxweyne Muuse Uu Ka Jeediyay Carwada Ganacsiga Ee Somaliland Oo Aanu ku Xusin Guushi Shirkada Telesom Ee Africa

khudbadii Madaxweyne Muuse Uu Ka Jeediyay Carwada Ganacsiga Ee Somaliland Oo Anigu Xusin Guushi Shirkada Telesom Ee AfricaMadaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Oo Maanta khudbad ka Jeediyay Furtaanka Carwadii 8Aad Ee Somaliland Ayaa ka Hadlay Faa’idada uu Ganacsiga Xorta ahi u Leeyay Dalka Somaliland iyo Halka uu Maraayo maanta Madaxweynaha khudbadisu u Maaqay Mid isku Jirta Dhiiri […]

Continue reading …
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Furay Carwadii 8Aad Ee Somaliland Fariimo Muhiimana Faray Ganacsatada

Madaxweynaha Somaliland oo Maanta ka Qaybgalay Furitaanka Carwada Ganacsi ee ka Furantay ayaa Ka Warbixiyay Xalada Dalka iyo halka uu ganacsigu maraayo Halkan ka Daawo warkan oo Faahfaahsan

Continue reading …
Raysal Wasare Ku Xigeenka Xukumada Somalia Oo Ka Qaybgalaya shirka Argagixsada Ee ka Furmaya Jordan

Raysal wasaree ku xigeenka Dawlada Somalia Ayaa Gaadhay Dalka Jordan halkaas oo Lugu Wado In uu Ka Furmo Shir Lagaga Hadlaayo Argigixisada Waxana uu matalaya dawlada somalia oo marti Qaad rasmi ah ka heshay boqorka dalka Jordan  Halkan ka daawo Warkan oo Faahfaahsan

Continue reading …
Madaxwayne Biixi oo Dhagax dhigay Xafiiska Badhasaabka Gobolka Saaxil

Madax wayne waa gobolkani waa gobol kii Dimuqraadiayada Oo Waxaa markhaati Noogu Ah Waa Gobolka qudhee Shaa aad ku soo cabtay Maqkhaayadihii Markaa Ku Soo Dhowoo.

Continue reading …
Mid Kamida Beeraha ugu Casriyeysan Uguna Wayn ee Laga Hirgaliyey Burco oo uu Booqday Wasiirku.

Mashruucii Abid Ugu Balaadhnaa Somaliland Ee xaga Beeraha Ah Kaasoo Dhiirigalin Saa’ida Galiyay Dhalinyarada Wadanka Iyadoo ay Balan Ugu Qaadeen Da’yarta Iyo Jaamacadahaba Jaanis Muhiima Laga Siin Doono.

Continue reading …
Shirka Maalgashiga iyo Ganacsiga Somaliland oo ka Furmay Nairobi

Muhiimada shirku waxay ahayd Sisidii Ganaciga Iyo fursaddaha Kajira Dalka Somaliland Kaasoo Wax wayn ku soo kordhin doonta Maalgashiga.

Continue reading …