Home » Posts tagged with » Somaliland (Page 2)
Kaftan Siyaasadeed Dhex Maray Siyaasi Duur Iyo Wasiir Maxamed Kaahin

Siyaasiga Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa ku baaqay in loo baahanyahay inay barmaajijyo horumarineed iyo qorshe siyaasadeed la laabtan ergada beelaha Warsengeli ee muddooyinkan dambe socdaalka ku joogay caasimadda Hargeysa. Madal hadhimo sharaf ah oo shalay Hargeysa ay Beelaha Garxajis ugu sameeyeen odayaashan iyo waxgaradkan Warsengeli, ayaa waxa hadalka siyaasi […]

Continue reading …
Saxaafadda Kenya Oo Soo Bandhigtay Magaca Ergay Ay Kenya Doonayso Inay U Soo Magacowdo Somaliland

Wargeyska The standard ee ka soo baxa magaalada Nayrobi ee dalka Kenya ayaa cadadkiisii khamiistii baahiyay in dawladda Kenya ay ergay gaar ah u soo magacaabayso xafiis ay doonayso inay ka furato caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Wargeyska oo soo bandhigay magacyada safiiro kala duwan oo ay Kenya qorshaysay inay dunida u kala dirto, ayaa waxa […]

Continue reading …
Ingiriiska oo tababaraya Ciidan ay leedahay Somaliland

Wafdi ka socda Taliska Ciidanka Ingiriiska ee fadhigoodu yahay Dalka Itoobiya ayaa Magaalada Hageysa kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland. Taliyaha Ciidanka Ingiriiska ee saldhiggoodu yahay Itoobiya Matt Murno ayaa Magaalada Hargeysa kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland C/Qani Maxamuud Caateeye, Taliyaha Ciidanka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani iyo mas’uuliyiin kale. Kulanka ayaa looga wada hadlay sidii […]

Continue reading …
“Somaliland Haddii Ay Wada Hadli Kari Weyday Sideebay Somaliya Ula hadli Kartaa ” Guddoomiye Ciro
Continue reading …
War Deg deg ah: Xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye Oo Doorashada War Ka Soo Saaray

Xisbiyada Ucid iyo Kulmiye ayaa sheegay inay fashilmeen wadda hadaladiiudhaxeeyay saddexda xisbi qaran sidaa daraadeedna ay labadooda xisbi oo keliya ay gaadheen heshiis rasmiya.

Continue reading …
Xisbiga Wadani Oo Dhaliilo Culus Usoo Jediyay Madaxweyne Biixi Iyo Xukumada

afhayeen xisbiga wadani oo ku Sugan gobolka awdal ayaa dhaliilay saami qaybsiga beelaha somaliland iyo arimo badan oo kale.

Continue reading …
Siyaasi Adan Ruush Oo Madaxwynaha Somaliland Ugu Baaqay Inuu Ilaaliyo Midnimada Umada

Siyasiga ayaa sidoo kale ka hadlay in la yareeyo xafladaha loo sameeyo xaflahada SNM

Continue reading …
Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo oo muddo kooban qaadan doona ugu ambo baxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Safarka madaxweynaha, ayaa salka ku haya marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay masuuliyiinta dalka Isu-tagga Imaaraadka carabta oo diyaarad khaas ah usoo diray, taas oo madaxweynaha iyo weftiga […]

Continue reading …
Somaliland oo xabsiga dhigtay Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon

Wararka ka imaanaya magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay xabsiga dhigeen Wariye C/maalik Muuse Coldoon. Ciidamada ayaa qabtay Cabdi Maalik xili la sheegay inuu gaadhigiisa ku dhex watay badhtamaha magaalada Burco, waxaana la ogeyn waxyaabaha ka dambeeya xadhiga wariyaha oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada. Qaar kamid ah xubno […]

Continue reading …
Masar Oo Laga Yaabo In Ay Somaliland Aqoonsato

Siyaasiyiin ku takhasusay arrimaha Afrika ayaa sheegay in tallaabadii ay wasaaradda arrimaha dibadda ee Masar ay dalkeeda ugu marti-qaadday masuuliyiin ka socda Somaliland ay qayb ka tahay dedaalada ay Masar ku cadaadinayso xukuumadda Itoobiya oo ay Somaliland u tahay marin halbawle ah maadaama ayna lahayn wax bad ah. Sida lagu daabacay mareegta Arabi21 masuul ka […]

Continue reading …
Somaliland Oo Ka Qaygalaysa Tartan Quraan Oo Lagu Qabanayo Dalka Jabuuti

Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa tartan is reeb reeb ah u qabatay ardayda dugsida Quraanka. Tartankan ayaa waxaa ku soo baxay saddex arday oo kala ah Cabdillaahi Cabdifataax Axmed, Bashiir Cabdilaahi Maxamed iyo Cabdiwaasic Maxamed Cabdisalaan, kuwaas oo Somaliland uga qayb gali doona tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka oo lagu qaban doono dalka Jabuuti. […]

Continue reading …
DAAWO: XUKUMADDA OO KA HADASHAY IN MADAXWEYNE BIIXI UU KA AAR GOOSTAY MASUULIYIINTII UU XILKA KA QAADAY
Continue reading …
“Madaxweyne Beeraha Soo Dhaaf” Afhayeenka Waddani
Continue reading …
Somaliland: Xeer Ilaalinta oo Maxkamadaha Ku Eedaysay Siidaynta Rag Musuq Maasuq Ku Eedaysan.
Continue reading …
Somaliland oo ka hadashay wararka sheega inay Ciidamo ka goosteen
Continue reading …
Madaweynaha Somaliland oo isku shaandhayn sameeyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Xil ka Qaadis: Madaxweynuhu waxa uu xilalkii ka qaaday 1- Cawaale Ibraahim Shirwac Looddoon, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka. 2- Axmed Xasan Cigaal Sahal, Safiirka Somaliland u Fadhiya Itoobiya. Madaxweynuhu wuxuu […]

Continue reading …
Salaad Roob Doon Ah Oo Laga Oogay Somaliland

Salaad Roob doon ah ayaa maanta laga oogay Somaliland, taas oo shacabka ay u dareereen tukashada Salaadaasi oo ay Illaahay kaga baryayeen inuu illaahay roob u shubo. Dadweynaha Xaafadaha Magaalada Hargeysa ayaa isugu soo baxay Garoomada iyo Masaajidada magaalada Hargeysa si ay illaahay cibaado ugu baryaan inuu roob u shubo. Somaliland ayay mudadii u dambaysay […]

Continue reading …
Nuxurka Kulan Dhex-Maray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Iyo Qodobada Ka Soo Baxay

Madaxweyne Muuse Biixi iyo ganacsade Axmed Cismaan Geelle ayaa isla gartay inay dajiyaan xaaladii ka dhalatay dacwadii ay Djibouti u soo waariday somaliland ee la doonayey in maxkamadaha dalka laga furo. Sidoo kale madaxweynaha iyo ganacsadaha ayaa isla gartay in la joojiyo dacwadii ka dhanka ahayd ganacsade Axmed Geelle ee xukuumadu doonaysay inay ka furto […]

Continue reading …
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Ku Baaqday Salaad Roob-doon Ah

Xukuumadda Somaliland oo Ku Baaqday In Maalinta Axadda ah ee Soo Socota ee 14ka April 2019, kuan beegan sagaalak bisha Shacbaan ee sannadka 1440 Salaad roob doon ah Laga Oogi Doono dhammaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland.

Continue reading …
Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada JSL Oo La Wareegay Dhismaha Madaxtooyada Cusub

Madaxtooyada cusub Ee somaliland oo uu soo kormeeray Agaasimaha madaxtooyada somaliland

Continue reading …
Wasiirka Warfaafinta Ahna Afhayeenka Xukumada Somaliland Oo Kahadlay Arinta Ganacasade Geele

Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in aan ganacsadaha hantidiisa isagoo ka hadlay arimo badan

Continue reading …
Xisbiga Wadani Oo 24 Saacadood U Qabtay Xukuumadda Madaxweyne Biixi

Afhayeen xisbiga wadani ayaa ka hadlay arinta gaadhigi gudoomiyaha xisbiga wadani oo la qabsaday iyo arimo badan

Continue reading …
Golaha Guurtida Oo Dood Adag Ka yeshay Xeerarka Ganacsiga Iyo Garsoorka

Kalfadhigi saaka Ee golaha guurtida somaliland ayaa dood adag ka sheegay xeerka ganacsiga iyo garsoorka

Continue reading …
Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Khilaafka Jabuuti iyo Ganacsade Axmed C. Geelle

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Khilaafka Jabuuti iyo Ganacsade Axmed C. Geelle

Continue reading …
Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Uga Hadley Arinta Ganacsade Axmed Cismaan

Waddani Oo Si Kulul Uga Hadley Arinta Ganacsade Axmed Cismaan

Continue reading …
Deg Deg Xukuumadda Somaliland Maxay Ka Tidhi Inay Xabsiga u Taxaabayso Wasiir Hore Guri-Barwaaqo

Xukuumadda Somaliland Maxay Ka Tidhi Inay Xabsiga u Taxaabayso Wasiir Hore Guri-Barwaaqo

Continue reading …
Afhayeenka Ganacsade Axmed Cismaan Geele Oo Si Qoto Dheer Uga Hadley Dacwada Jabuuti

Dawlada u dhaxaysa ganacsade ahmed cismaan geele ayaa iyo dalka jabuuti ayaa si faafasan uga hadlay afhayeen gacansade inaga geele

Continue reading …
Xisbiga Ucid Oo U Jawaabay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland

Xisbiga ucid ayaa ka hadlay hadal ka soo yeedhay wasiirka arimaha gudaha somaliland hadalkan oo la xidhidha ganacsadaha reer somaliland ee inaga geele

Continue reading …
Midowga Yurub oo Xisbiyadda Somaliland ku Cadaadiyey inay Heshiis Gadhaan.

Sadexda Xisbi Qaran Ee Somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay laha kulamo gaar gaar ah oo ay kaga hadleeyen…

Continue reading …
Dad Ku Dhintay Dab Ka Kacay Xaafad Ka Mid Ah Hargaysa

Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhintay dab qabsaday xaafad isku raran ah oo ku taalla magaalada Hargeysa, sida uu BBC-da u xaqiijiyay badhasaabka Hargeysa Jaamac Yuusuf Xaaji Axmed. Waxaa jira dad dhaawac ah oo aan wali tiradooda la xaqiijin. Xerada barakacayaash ee Istanbul B oo ah goobta uu dabku ka kacay ayaa ku taalla […]

Continue reading …
Wafti Culus Oo Ka Socda Midawga Yurub Oo oo gaadhay Somaliland

Wafti Culus Oo Ka Socda Midawga Yurub Oo oo gaadhay Somaliland Wasiiradda Arrimaha Dibadda Iyo Arrimaha Gudaha Jsl Ayaa maanta Madaarka Caasimada Hargaysa ee Cigal International Airport Ku Soo Dhaweeyey Wafti Culus oo Ka Socda Midawga Yurub. Waftidan oo ka koobnaa 18 Xubnood ayaa Wasiiradu ku qaabileen Qaybta VIP-da ee madaarka Cigal International Airport waxaana […]

Continue reading …
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Waaran La Sheegay In Loo Jaray Ganacsade Axmed Cismaan Geele.

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay saaka xafiiskiisa ayaa beeniyay warar sheegayay in Ganacsade Axmed Cismaan Geele loo jaray warqad soo Qabasho Ah. Wasiirka ayaa sheegay inaanay jirin wax warqad ah oo soo qabasho ah oo loo qoray ganacsade Axmed Cisman Geele, wararkan la isla dhexmarayaana ay yihiin ayuu […]

Continue reading …
Wefti Ka Socda Wadanka Djibouti Oo Hargeysa Ku Soo Fool Leh Iyo Ujeedada Ay U Socdaan

Wefti ka socda dalka Djibouti oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha ee dalkaasi ayaa la filayaa inay soo gaadhaan magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Warar ay heshay shabakada Hadhwanaagnews ayaa xaqiijiyey in weftiga Djibouti oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha ee dalkaasi ay maalinta arbacada ee todobaadkan imanayaan magaalada Hargeysa kuwaas oo ilaa hada aan […]

Continue reading …
GUDDOOMIYAHA GUURTIDA OO GUDDI XAQIIQO RAADIN AH U DIRAY CUSBITAALKA GUUD EE HARGEYSA
Continue reading …
Salaadiinta Arab Oo U Hanjabey Madaxweyne Muuse Biixi
Continue reading …
Wasiirka Cusub Ee gaashandhiga Somaliland Ayaa Ka Waramay Sida uu Maamuli Doono Wasarada.

Wasiirkii hore Ee cadalada Ee loo badalay wasiirka gaashandhiga somaliland ayaa ka warbixiyay qaabkii u wajihi lahaa puntland iyo arimo badan oo kale …

Continue reading …
Madaxweynaha Somaliland oo Sameeyey Isku shaandhayn ballaadhan

War Degdeg Ah: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saaray wareegto isugu jirta xil ka ka qaadis iyo magacaabid: Xil ka qaadis: 1-Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Diiriye (Guri Barwaaqo); Wasiirkii Hore ee Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka. 2-Ciise Axmed Yuusuf Cabdalle; Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga, 3-Maxamed Muuse Abees, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Warfaafinta, […]

Continue reading …
Golayaasha deegaanka Somaliland oo muddo xileedkoodii uu dhammaad yahay

Golayaasha degaanka ayaa taariikh ahaan soo maray laba marxaladood oo kala ah, in markii ugu horreysay ay maamuli jireen magaalooyinka Somaliland, oo maayirro iyo maayirro ku xigeen ay soo magacawdo dawladda dhexe. Marxaladda labaad ayaa iyana ah, in sanadkii 2001 ay guud ahaan shacabka Somaliland u codeeyeen dastuur oo cusub oo dhigaya nidaam cusub. Dastuurkaasi […]

Continue reading …
Khudbadii Maxamuud Xaashi Ka Jeediyey Doodii CPA Ee Isbdelka Geeska Africa

Waxa khudbad taariikhi ah xalay ka jeediyay CPA Wasiirkii hore ee madaxtooyada somaliland maxamuud xaashi

Continue reading …
“Shuruuda Wadda Haldalada Somaliland iyo Soomaaliya Waa Farmaajo oo Aqoonsada Somaliland”

Qoraa Boobe Yusuf Ayaa si Adag uga hadlay Hadal ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia

Continue reading …
Xog: Ku Saabsan Parking ka Madaarka Hargaysa iyo Cid Loo Qorsheeyay In Lugu Wareejiyo.

Waxa Jira Warar Xoogagaal ah oo Aanu ka Helayno Dadka u Dhuun Daloola Siyaasada Madaarka Hargaysa Kuwaas oo Sheegaya In Parking Maadarka Hargaysa Lugu Wareejinaayo Nin uu Yahay abti Maareeyaha Madaaarka Hargaysa Mr Rodal , Sidoo kalana Madaxweyne Muuse biixi Adeer u Yahay , Kaas oo Hada Ka Shaqeeya Ethiopian Airways . Xogtan Helayno ayaa […]

Continue reading …
Shacabka Somaliland Siday u Arkaan Khudbadii Madaxwayne Biixi ka Jeediyey Baarlamaanka.

Badi dadka siyaasada u dhuun daloola ayaa dhaliilaya Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi.

Continue reading …
“Madaxwaynuhu sharciga kama sareeyo cid kasaraysaana ma jirto” Gud Doorashooyinka somaliland

Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka somaliland oo maanta arimo badan ka hadlay

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Kulamo La Yeeshay Madaxda Magaalada Turku Ee Dalka Finland

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo booqasho ku tegey caasimadda labaad ee dalka Finland ee TURKU, ayaa kulamo shalay la yeeshay madaxda magaalada Turku oo ay wada-shaqayn fiican leeyiin, Madaxdaasi oo ka koobnayd sadexda xisbi ee golaha deegaanka ´magaalada Turku ee xisbiyada National Coalition Party, Social Democratic party and Greens […]

Continue reading …
War Deg Deg Ah: Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Deegaankiisa

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Deegaankiisa

Continue reading …
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Guddoomiyey Shir Lagaga Arrinsanayo Sidii Loogu Gurman Lahaa Gobollada Bariga Dalka Ee Abaaruhu Ka Jiraan

Shir Balaadhan oo uu Guddoominayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay ka qeyb galeen madax iyo masuuliyiin ka socota Hay’addaha Qaramada midoobay iyo hay’adaha samofalka ee Somaliland ku sugan, madaxda qaar kamid ah hay’adaha madaxa bannaan iyo wasiirro xukuumadda katirsan, ayaa maanta ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. […]

Continue reading …