Home » Posts tagged with » Somaliland
Xukuumadda Oo Ka Hadashay Shirkii uu Ku Dhawaaqay Boqor Buurmadow.

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Shirkii uu Ku Dhawaaqay Boqor Buurmadow.

Xukumada somaliland ayaa markii labaad ka hashay shirka uu ku dhawaqay boqor buurmadaw

Wiil Ku Dhintay Danab Uu Sababay Roob Ka Da’ay Degmada Sallaxlay

Guddoomiyaha gobolka maroodi jeex Jaamac Xaaji Axmed ayaa xaqiijiyey in wiil yar oo 14 jir ah uu ku geeriyooday danab ku haleelay miyiga dagmada Sallaxlay. Guddoomiyaha oo la hadlay Tv-g Horn Cable ayaa waxaa hadalladiisii ka mid ahaa:” 24-kii saacadood ee u dambeeyey roobab mahiigaan ah ayaa ka da’ayey guud ahaan dalka Somaliland gaar ahaan […]

Continue reading …
Somaliland Oo Shacisay Tirada Ciidamada Ka Goostay “Wasiirka Gaashaandhiga”

Wasiirka Gaashandhiga Somaliland abdiqani ayaa markii u horaysay ka hadlay ciidamo la sheegay in ay somaliland ka goosteen.

Continue reading …
Siyaasi Si Weyn Uga Muuqdo Masraxa Siyaasadeed Ee Britain Iyo Midowga Yurub Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay In Ay Aqoonsato Somaliland

Nigel Farage waa siyaasi si weyn uga muuqdo masraxa siyaasadeed ee Britain iyo Midowga Yurub. Wuxuu waday olole ballaadhan oo uu Ingiriiska kaga baxayo Midowga Yurub, waxaa uu ka mid yahay dadkii gadhwadeenka ka ahaa aftidii ka bixidda Britain ee Midowga Yurub. Nigel Farage waxaa uu kasoo horjeeda siyaasadda reer Yurub, inkasta oo dhawaan loo […]

Continue reading …
Itoobiya: Somaliland iyo Puntland waxaan u aqoonsannahay inay hoostagaan Soomaaliya

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya oo ka hadashay arrintan ayaa sheegtay in ay aqoonsan tahay madaxnbannaanida Soomaaliya. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya, Nebiyat Getachew, ayaa BBC u sheegay in “Puntland iyo Somaliland ay u aqoosan yihiin in ay hoostagaan dowladda federaalka ee Soomaaliya”. “Waxaan safaarad ku leenahay Muqdisho. Somaliland iyo Puntland waxaan ku leenahay […]

Continue reading …
Itoobiya oo dal ahaan u diiwaan galisay Somaliland

Dawladda Itoobiya ayaa mar kale soo jiitadatay indhaha Soomaalida ka dib markii Somaliland u diiwaan galisay dal ahaan. Barta rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa dal ahaan u diiwaan galisay Jamhuuriyadda Somaliland. Arrintan ayaa imaanaysa maalmo uun ka dib markii dawladda Itoobiya ay daabacday khariidad muujinaysa iyo Itoobiya iyo Soomaaliya ay hal […]

Continue reading …
Kenya, Somaliland seek to strengthen economic ties

Kenya remains key to Somaliland’s quest for international recognition, the Horn of Africa country’s Ambassador to Kenya Bashe Omar has said . Last week Somaliland leaders met Kenya’s top political leaders and business community to discuss ways of strengthening economic and political partnerships.  Somaliland leaders, who met former Prime Minister Raila Odinga in Nairobi, pushed to […]

Continue reading …
Somaliland oo sii daysay ‘maxaabiis ay Puntland ka haysay’

Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Cafis Madaxwayne Waxa uu u fidiyay maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalkii ciidamadda somaliland iyo kuwa maamulka Puntland ku dhex maray deegaanka tukaraq. Afhayeenka Madaxwaynaha Maxamuud Warsame Jaamac oo saxaafadda kula hadlay xarunta madaxtooyadda ayaa Sheegay in sababta loo sii daayay ay tahay sidii deegaankaasi uga dhalan lahayd nabad […]

Continue reading …
: Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Xidhay Wejiga Koowaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo bilo ah ka socday deegaanka Darar-weyne ee dhinaca waqooyi Bari kaga beegan caasimadda Hargeysa.  Munaasibadda uu madaxweynuhu kusoo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka shaqo qaran, ayaa waxa ka qaybgalay xubno […]

Continue reading …
Wasiir Maxamed Kaahin oo Ka Gubtay Su’aal Laga Waydiiyey La Kulanka C/raxmaan C/shakuur
Continue reading …
Somaliland oo Ka Hadashay Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Kenya, kaasi oo sii xumaaday waxii ka dambeeyay markii Kenya ay garoonka diyaaraha kasoo celisay masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda. Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa maalmahaan ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyaga oo halkaasi u tagay […]

Continue reading …
Delegation From Ucid And Kulmiye Parties Depart For Nairobi For Talks With International Community

A delegation from the two of Somaliland’s political parties, UCID and Kulmiye departed for Nairobi today to meet with Somaliland Donor Working Group chaired by the UK. The delegation is led by the chairman of UCID Eng Faisal Ali Warabe and the Minister of Interior Hon. Mohamed Kahin Abdi representing Kulmiye. Other members include Abdiasis […]

Continue reading …
War Degdeg Ah: Khasaaraha Dagaal Dhexmaray Somaliland Iyo Puntland

Ciidamada somaliland iyo kuwa maamulka Punland ayuu dagaal ku dhexmaray deegaanka dhamala Cagara oo ka tirsan gobolka Sanaag. Dagaalkan oo khasaare dhimasho ahi ka dhashay ayaa yimid ka dib markii wasiirka waxbarashada maamulka Puntland uu isku dayey inuu socdaal ku yimaado deegaanka Carmala oo ka tirsan gobolka Badhan oo uu wakhtigaas ku sugnaa wasiirka cadaalada […]

Continue reading …
Deg Deg: Waddani Oo Ka Deyriyay Xasarad Iyo Buuq Labada Xisbi Ee Kale Dalka Gelinayaan
Continue reading …
Maxay Kenya wafdi ugu dirtay Somaliland?

Wafdi ka kooban xildhibaanno, ganacsato iyo dad ka socda ururada bulshada Kenya, ayaa magaalada Hargeysa uga qeybgalay munaasabadda xuska 18-ka May, oo jamhuuriyadda Somaliland u aqoonsan tahay maalintii ay Soomaaliya ka go’day. Safiya Cabdi Nuur oo ah xildhibaanka deegaanka Ijara ee Gaarisa, ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa horkeceysay wafdigaasi oo ka qeybgalay munaasado lagu […]

Continue reading …
Somaliland Oo Joojisay Shiidaalka Ka Yimaada Dalalka Jaarka Ah

Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa joojisay shidaalka dhinaca xuduudaha dalka ka soo gala ee ka yimaada dalalka jaarka. Aagaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga,Wershadaha iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland  Mr. Mustafe Godane Cali Bille, oo xafiiskiisa shir jaraa’id ku qabtay ku  sheegay inay joojiyeen shidaalka dhinaca xuduudaha ka soo gala dalka, kaas oo uu ku […]

Continue reading …

More than 70 years after the birth of the Somali Youth League a new generation of young people is ready to drive change in the country. Today, 76 years after the formation of the Somali Youth League (SYL) on May 15 1943, is a day to remember our fallen heroes who lost their lives in […]

Continue reading …
DegDeg Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ganacsatada Waawayn Ee Dalka Ku Eedeeyay In Aanay Bixin Cashuurta

wasiirka arimaha gudaha ayaa maanta hortay golaha guurtidada ayaa warbixintan ka hor sheegay

Continue reading …
Madaxtooyada JSL oo Sharci Ku Tilmaamtay Xadhiga Xildhibaan Dhakool.

Madaxdooyada somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay xadhiga xildhaban dhakool

Continue reading …
Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee wadani ayaa maanta xukumada muuse biixi si adag ula hadlay

Continue reading …
5 DEAD AND 9 INJURED IN FLOODED HARGEISA

Heavy rains in Hargeisa today have claims the lives of five people and injured nine others. This is according to the government officials, including the President HE Muse Bihi Abdi, who have surveyed the damaged areas of the Capital of Hargeisa, Somaliland. Two of the victims were killed by downed power lines where the remaining […]

Continue reading …
Badhasaabka Maroodi Jeex Oo ka Hadlay Tirada Dad GALABTA UU ROOB KU LAAYAY HARGAYSA
Continue reading …
Deg-Deg: Madaxwaynaha Somaliland “Cid kasta Oo Sharciga ka Hor Timaada Sharciga Gacan Bira Ayaa Lagu Qabanaya”

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan Afur iyo casho isugu jira xalay u sameeyey culimada waaweyn ee reer Somaliland kuwaas oo isaga kala yimi gobollada iyo degmooyinka dalka. uu madaxweynuhu u sameeyey culimada waaweyn ee dalka oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland, islamarkaana ujeeddadiisu ahayd sidii ay culimada dalka iyo madaxweynuhu isu […]

Continue reading …
UK Ambassador To Somalia To Visit Somaliland

The Ambassador of the UK to Somalia, Mr Ben Fender OBE is visiting Somaliland this week. Mr. Fender is scheduled to hold a series of meeting with the President of Somaliland HE Muse Bihi Abdi and members of his administration as well as the opposition parties and civil society organizations. This is Ambassador Fender’s second […]

Continue reading …
WADDANI OPPOSITION PARTY CHAIRMAN MEETS WITH QATARI AMBASSADOR TO SOMALIA

Dr. Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro, the Chairman of the Opposition party of Waddani has met with His Excellency Hassan Hamza Asad Hashem, the Ambassador of the State of Qatar to the Republic of Somalia in Nairobi. Professor Ahmed I. Samatar and Dr. Abdirahman Abdillahi Irro in Hargeisa. According to diplomatic sources in Nairobi, Dr. Irro […]

Continue reading …
Xoghayaha Waddani Oo Eedeeyay Wasiirrada Madaxweyne Biixi
Continue reading …
Guddida Joogta Ee Golaha Wakiillada Oo Ganafka Ku Dhuftay Codsi Uga Yimid Xukuumadda.

Gudida Joogta ah ee golaha wakiiladda somaliland ayaa maanta shir deg deg ah ku yeeshay xarunta baarlamaanka kaas oo ay ku faaqideen xadhiga ay ciidanka amaanku xabsiga ugu taxaabeen xildhibaan dhakool oo ka tirsan mudanayaasha aqalka golaha wakiiladda somaliland. Gudida ayaa sheegay in qaabka loo maray xadhiga xildhibaanku uu baalmarsan yahay sharciga waxaana ay xukuumadda […]

Continue reading …
Madaxweynaha Somaliland Oo Abaal-marinno Guddoonsiiyey Arday Kaalmaha Hore Ka Gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ah Ee Heer Qaran

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaalmarinno qaali ah guddoonsiiyey Ardaydii kaalmaha sare ka gashay tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee heer qaran oo sannadkiiba mar la qabto laguna soo gebogebeeyey caasimadda Hargeysa. Munaasibad ballaadhan oo Ardayda kaalmaha sare ka galay tartanka heer qaran ee Qur’aanka Kariimka ah oo Xalay lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada, […]

Continue reading …
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Maanta Lagu Aasay Xabaalaha Toon ee Duleedka Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo deegaanka Toon oo dhinaca Koonfureed kaga beegan caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf oo shalay geeriyooday. Aaska qaran ee loo sameeyey marxuum xildhibaan Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe) oo kamid ahaa haldoorka iyo tiir-dhexaadka ugu miisaanka culus qaranka Somaliland […]

Continue reading …
Xildhabaan DHAKOOL oo maanta la hor-geeyay maxkamadda Hargeysa

Wararka hadda nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in maanta Maxkamada Hargeysa ee G/Maroodi-jeex la hor-geeyay Xildhibaan Dhakool. Xildhabaan Dhakool oo kamida xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland ayey habeen hore ciidamada Boolisku kasoo xireen magaalada Hargeysa. Xildhibaanka ayaa markii saaka la hor-geeyay Maxkamada waxa gebi-ahaanba diiday inuu dhageysto Dacwadii lagu soo oogay Gudoomiyaha maxkamada G/Maroodi-jeex. Guddoomiye Cabdi Qawdhan […]

Continue reading …
Taariikh nololeedka Xaaji Cabdi-Waraabe

Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf oo ku magac dheeraa “Cabdi-Waraabe” oo ugu da’ waynaa golaha guurtida Somaaliland, da’diisana lagu sheegay in ay ahayd 121 sano ayaa shalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Geerida Xaaji Cabdi-Waraabe ayaa BBC-da waxaa u xaqiijiyey wiilkiisa Axmed Xaaji Cabdi-Waraabe. Xaaji Cabdi-Waraabe oo ahaa nin si wayn loogu xasuusto arrimaha dib u heshiisiinta, […]

Continue reading …
Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) Oo Geeriyooday

Allah ha u naxariisto Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe), ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Xaajiga ayaa caan ka ah dhulka Soomaalida, isaga oo lagu yaqaannay ka shaqaynta nabadda iyo dib u heshiisiinta. Wuxuu hadda ka tirsanaa Golaha Guurtida ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland, wuxuuna ahaa qofkii ugu da’waynaa. Wuxuu horay ula soo […]

Continue reading …
Deg Deg: Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Jawaabay Hadalkii Xildhibaan Dhakool
Continue reading …
Guddoomiye Cirro oo war cusub ka soo saaray wada-hadalada DF iyo Somaliland

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo dhowaan warbaahinta kula hadlayey xafiiskiisa xisbiga Waddani, ayaa waxa uu ka dhawaajiyey mowqifkooda ku aadan Wada-hadalada Soomaaliyo iyo Somaliland. Guddoomiye Ciro ayaa sheegay in xiligan ayna munaasib aheyn in Wada-hadal lala furo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciro ayaa sidoo kale sheegay in Xukuumada Muuse […]

Continue reading …
Xildhibaano Sheegay Inay Ceeb Ka Dhacday Golaha Wakiilada Saaka
Continue reading …
Salaadiin Ka Hadashay Dilkii Loo Gaystay Labada Sarkaal Ee Ciidamada Ka Tirsanaa

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo Suldaan Cabdilaahi Cali Muuse, ayaa ka hadlay dilkii loo geystay labada Sarkaal, iyo dilkii ka horeeyey ee labada qof ku dhinteen ee ka dhacay isla Gobolka Sanaag, Waxayna Xukuumadda ugu baaqeen inay waajibkeeda ka gudato, oo dadkii dilalka geystay sida ugu dhakhsaha badan gacanta ugu dhigto sida ugu dhakhsaha badan, […]

Continue reading …
Degdeg: Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dilkii Labadii Taliye
Continue reading …
Degdeg: Talisyada Ciidamada Milateriga Iyo Booliska Oo War Cusub Ka soo Saaray Gobolka Sanaag
Continue reading …
Madaxweynaha  Somaliland oo xaalad degdeg ah ku soo rogay Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Sanaag

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne Lr. 04/042019 uu xaalad deg-deg ah ku soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, haddaba madaxweynuhu waxa uu Go’aamiyey; 1) In Xaalad Deg-deg ah (State of Emergency) lagu soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, muddo […]

Continue reading …
Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Oo Adeeg Casriya Soo Kordhisay

shirkada telesom ayaa soo kordhisay app ay ku soo goobtay adeegyada ayad bixisi shirkadu iyo whatapps chat ay samaysay shirkadu markii ugu horayay

Continue reading …
Somaliland Oo Xaalad Degdeg Ah Ku Soo Rogtay Deegaano Ka Tirsan Sanaag

afhayeenka madaxtooyada somaliland ayaa sheegay in madaxweyne muuse biixi xaalad degdaga lugu soo rogay mudo sadex bilood ah

Continue reading …
Xaalad Deg Deg Ah Oo La Galiyay Gobolka Sanaag

Madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa xaaladda deg deg inuu galiyay sheegay deegaanadda Gar Adag,Ceel Afwayn Iyo Ceerigaabo Muddo Saddex Bilood Dhan. Madaxwaynaha ayaa Amray In Xaalad amaan dartood ay ugu dhawaaqeen xaaladda deg dega ah waxaana uu sidoo kale Amar Ku Bixiyay In Ciidamadda Amaanku Ay Dhaqso Uga Hawl Galaan Deegaanadda Ay La […]

Continue reading …
Warbaahinta Caalamka Oo Wax Ka Qortay Xoolaha Somaliland Oo Loo Dhoofinayo Imaaraadka Carabta

Somaliland ayaa dhawaan bilaabaysa inay xoolo nool u dhoofiso bariga dhexe kadib markii ay heshiis wada gaadheen wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland iyo dawladda Imaaraadka Carabtu, sida ay daabacday warbaahinta East African Business Week oo Telefishanka HCTV uu ka soo xigtay warkan. Ayaa sheegay in markii Madaxweyne Muuse Biixi uu socdaalkii labaad uu ku tagay […]

Continue reading …
Daawo Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex oo Iscasilay
Continue reading …
Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo Iscasilay

Guddoomiyihii Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Axmed Dalmar Ismaaciil ayaa iska casilay xilkii Gudoomiyenimo ee uu ka hayay maxkamada Gobolka Maroodi Jeex. Iscasilaadiisan ayaa ku soo beegmaysa xili la sheegay in laga badelay xilkii gudoomiye nimo ee uu hayay loona badelay garsoore ka tirsan maxkamada rafcaanka, balse isagu wuxuu sheegay inuu iska casilay xilkii gudoomiyaha Maxkamada Gobolka […]

Continue reading …
Kenya intends to send an envoy to Somaliland

Kenya’s ambassador to the US Robinson Njeru Githae may move to Moscow, Russia in changes planned by Foreign Affairs CS Monica Juma.The ministry proposes that Mr Githae be moved to Moscow or dropped altogether.If President Uhuru Kenyatta considers the proposal, Githae will replace Richard Ekai.Mr Ekai, a former PS in the Ministry of Sports, Culture […]

Continue reading …
Page 1 of 7123Next ›Last »