Home » Posts tagged with » Somalia Iyo Somaliland
“Shuruuda Wadda Haldalada Somaliland iyo Soomaaliya Waa Farmaajo oo Aqoonsada Somaliland”

“Shuruuda Wadda Haldalada Somaliland iyo Soomaaliya Waa Farmaajo oo Aqoonsada Somaliland”

Qoraa Boobe Yusuf Ayaa si Adag uga hadlay Hadal ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia

Wararkii ugu Danbeeyey Maxaa Ka dhex Socda Khayre iyo Farmaajo iyo Somaliland

Waxa hadal hayn badan dhalilay safaradii u danbeeyay ee madaxweynaha somalia iyo safarkii madaxweynaha somaliland ee dalka imaraadka .

Continue reading …
US Africa policy cannot afford to ignore Somaliland

HARGEISA, SOMALILAND—“Great nations do not fight endless wars,” President Donald Trump declared in his State of the Union address, even as he redoubled his commitment to “focus on counter terrorism.” While many commentators describe Afghanistan—the war against which Trump railed—as America’s longest war, the battle against terrorists and warlords in Somalia has now run even […]

Continue reading …
Khudbadda Musharax Madaxweyne Puntland Cali Xaaji Warsame

Musharax cali xaaji warsame oo Khudbadiisi u badnad dhanka amaanka iyo dhaqalaha ayaa sheegay hadii loo doorta madaxweynaha puntland in uu wax ka qaban dooono dhanka dhaqalaha Halkan ka daawo

Continue reading …
US to ‘scale back military operations’ in Somalia

The Trump administration intends to curtail the air attacks in Somalia that have killed some of Al-Shabaab’s leaders, a US television network has reported. “I would say we’re running out of targets,” NBC News said it was told by an unnamed senior US official. A Pentagon spokeswoman did not confirm the NBC News report. “There have been no recent […]

Continue reading …
Wareysi Xaasaasi ah Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqaadir

Xildhibaan Faarax Sheekh Ayaa ka Warbixiyay Xalada ay Somaliya Marayso iyo Halka u Socoto Sheegayna in ay somaliya maanta meel fican marayso Halkan ka Daawo

Continue reading …
Dr Xuseen Bulxan Ayaa Warbixin Dheerad ah ka Bixiyay Shirkii Jabuti Ee Aqoonyahan

Waxa Jiray Dhaliilo Badan oo Kaga imanaya Bulshada Reer somaliland ka Qayb Galka Shirkii Aqoonyahan Ee somaliyeed Ee ka Dhacay dalka Jabuuti Xubnihi u matalayay dhanka somaliland Ee ka Qayb Galay shirka Waxana ka Mid aha Dr Xuseen bulxan isagoo arinta ka Hadlayana Waxa uu Yidhi Halkan ka Daawo

Continue reading …
Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Hor geeyey Gollaha Wakiiladda Odoroska Miisaaniyad Sanadeedka 2019

Dr Sacad Cali Shire Wasiirka Maaliyada Somaliland ayaa golaha Wakiilada Somaliland Maanta Horgeeyay miisaniyada 2019 Ee ay dhawaan soo Ansixiyeen Golaha Wasiirada . Halkan ka Daawo

Continue reading …
Dood Cilmiyeed Sidee Dhalinyarada uga Madax Banaanaan karaan Xasaradaha Siyaasadeed?

Barnaamijka Ayaa Waxa Lugaga Dooday Sidi ay Dhalinyarada Somaliyeed uga Madax Banaanaan karaan Xasarahada Siyaasada Ee ku dhisan Danaysiga Siyaasiga Maanta Halkan Ka Daawo

Continue reading …
Itoobiya oo Arrin Dhibaato Badan Lagu Qabay xal u Heshay

Markii ugu horreysay taariikhda dalka Itoobiya shacabka dalkaasi waxay helayaan qiimo dhimis dhanka isgaarsiinta ah gaar ahaan qiimaha telefoonada. Shirkadda kaliya ee isgaarsiinta ee ka jirta Itoobiya ee Ethio-Telecom ayaa ah mid ay dowladda gacanta ku haysa, waxaana muddo aad u dheer ay dadka dalkaasi ka cabanayeen qiimaha wicitaanka oo aad u qaali ah, gaar […]

Continue reading …
Somalia’s Parliament Drops Impeachment of President

Weeks of bickering and negotiation in Somalia’s parliament have stopped an effort to remove President Mohamed Abdullahi Farmajo though impeachment. Opponents and supporters of the president agreed in writing that the impeachment motion was “invalid” on Thursday. Analysts said the letter from parliament was a political lifeline for the besieged president. Farmajo was accused of […]

Continue reading …
Qoraa Boobe”Dadkii ugu Necbaa Somaliland ayaa Jabuuti La Isugu keenay”

Qoraa Yusub Boobe Ayaa Maanta Si Adag uga hadlay shirkii Somalida ee ka Qabsoomay dalka jabuuti Halkan ka Daawo Warkan

Continue reading …
Yaa Ku guulaystay Doorashadii maamul Gobolleed Koonfur Galbeed?

Waxaa soo dhamaaday wareegii koowaad doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo uu ku guuleystay Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareen oo helay codadka ugu badan xildhibaannada Baarlamaanka. Xildhibaanada Koonfur Galbeed ee codadka dhiibtay ayaa ahaa 147-Xildhibaan, waxaana doorashada wareega koobaad Musharaxii hela sadex meelood meel ku guuleesanayay doorashada , waxaa jiray codad badan oo halaabay. Xildhibaan Cabdicasiis […]

Continue reading …
Waftigi Ka Socday Qoomiyada Oromada Oo Gaadhay Magalada Berbera

Wafti ku sugana maalimihi u Danbeeyay Somaliland ayaa maanta gaadhay magalada berbrea halkaas oo si weyn lugu soo dhaweeyay  Halkan ka Daawo warkan

Continue reading …
Somalia oo ka Hadashay Wadda Hadaladii Somaliland iyo Somalia.

Xiisada U Dhaxaysa Midnimada Somaliyeed  Aya Kulankii Shalay Lagag Hadlayay golaha wasiirada Somalia lagagana dooday Qodobka la xidhiidha mihiimada Ay leedahay in lasoo nooleeyo Wadahadaladii Somali Iyo Somaliland.

Continue reading …