Home » Posts tagged with » Kenya
Liis sir ah: Kenya ‘oo dalkeeda ka mamnuuceysa siyaasiyiin badan oo Soomaali ah’

Liis sir ah: Kenya ‘oo dalkeeda ka mamnuuceysa siyaasiyiin badan oo Soomaali ah’

Dowladda Kenya ayaa diyaarisay liis ay ku qoran yihiin magacyada 66 sarkaal oo Soomaali ah, kuwaasoo ay ka mamnuuci doonto inay soo galaan dalkeeda. Tallaabadan ayaa noqoneysa tii ugu dambeysay ee salka ku heysa muranka labada dal u dhaxeeya ee ku saabsan xuduudda badda, sida ay ku warrameen qaar kamid ah warbaahinta maxalliga ah ee […]

Seddax arrimood oo cajiib ah oo Uhuru Kenyatta uu sameeyay markii uu masaajidka galay

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa xalay gudaha u galay masaajidka Jamia oo ah kan ugu wayn Kenya ee la dhisay 1925-tii. Madaxweynaha ayaa la afuray Muslimiin badan oo isugu tagay Masaajidka. Balse dowladdiisa waxaa horey loogu eedeeyay in Muslimiinta ay bartilmaameedsanayaan iyadoo adeegsanaysa “argagixiso la dagaallan”. “Markii ay dhibaato dhacdo, ma aysan geysan Muslimiin ama […]

Continue reading …
Xildhibaan Sakariye oo Si Adag uga Hadlay Damaca Kenya iyo itoobiya ee Dalka Soomaaliya.

Xildhaabanka ayaa ka hadlay qariradii tijaabada ahayd ee ayaamihii u danbeeyay haysatay baraha bulshada

Continue reading …
Wargeyska Daily Nation: Kenya waa inay xoog u adeegsataa muranka xuduudda badda ee Soomaaliya

Warbixintan oo uu qoray nin lagu magacaabo Kemoli Sagala oo ku takhasusay arrimaha amniga iyo maamulka ayuu ku sheegay in Kenya aysan sii ahaan karin “deris wanaagsan” balse looga baahan yahay inay awood dowladeed u adeegsato xallinta khilaafkan. Qormadiisa ayuu ku yidhi”Waxaan qiyaasayaa in golaha qaran ee amniga Kenya ay waajibaadkooda gudanayaan ayna leeyihiin qorshe […]

Continue reading …
Somaliland oo Ka Hadashay Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Kenya, kaasi oo sii xumaaday waxii ka dambeeyay markii Kenya ay garoonka diyaaraha kasoo celisay masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda. Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa maalmahaan ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyaga oo halkaasi u tagay […]

Continue reading …
Musuqmaasuq la dagaalankii Kenya oo xulafada madaxweynaha u jihaystay

Guddiga musuqmaasuq la dagaalanka Kenya ayaa baaritaan ku sameeyay hantida Ferdinand Waititu oo ah barasaabka deegaanka Kiambu, arrintaas ayaana loo arkaa mid ahmiyad leh. Waititu ayaa lagu yaqaannaa handadaad iyo dabeecado qalafsan – balse wuxuu xulafo xoog badan la yahay madaxweyne Uhuru Kenyatta kaas oo isaguna ku tiirsan taageerada siyaasadeed ee uu gobolkaas uga keeno. […]

Continue reading …
Kenya oo masaafurisay 17 oo ajaaniib ah

Dawladda Kenya ayaa musaafurisay 17 ruux oo ajaaniib ah oo ka shaqaysanayay khamaar, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha. Tallaabadaas ayaa imaanaysa maalmo ka dib markii wasiirka amniga gudaha Fred Matiang’I uu ku hanjabay in uu masaafurin doono ajaaniib ruqsado ganacsi oo kala duwan dalbaday, balse wuxuu u badalay ganacsiga khamaarka. Wargayska gaarka loo leeyahay […]

Continue reading …
Maxay Kenya wafdi ugu dirtay Somaliland?

Wafdi ka kooban xildhibaanno, ganacsato iyo dad ka socda ururada bulshada Kenya, ayaa magaalada Hargeysa uga qeybgalay munaasabadda xuska 18-ka May, oo jamhuuriyadda Somaliland u aqoonsan tahay maalintii ay Soomaaliya ka go’day. Safiya Cabdi Nuur oo ah xildhibaanka deegaanka Ijara ee Gaarisa, ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa horkeceysay wafdigaasi oo ka qeybgalay munaasado lagu […]

Continue reading …
Madaxweynihii hore ee Kenya  oo Lagu Ganaaxay 10 Milyan oo Doollar

Maxkamadda sare ee Kenya ayaa amartay in madaxweynihii hore Daniel Arap Moi uu bixiyo ku dhawaad 10 milyan oo dollar isaga oo siinaya qoys uu si sharci darro ah ugala wareegay 53 aykar muddo haatan laga joogo 36 sano ka hor, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha. Wargeyska gaarka loo leeyahay ee Daily Nation ayaa […]

Continue reading …

No Comment

Masaajid caan ka ah Koonfur Afrika oo Eedaaanka lagu Haysto (CAALAM) Xafiiska madaxweynaha dalka Kenya ayaa ugu dambayn ka jawaabtay eedaymihii Twitterka loo soo mariyay ee sheegayay in la la’yahay. Afhayeenka madaxweynaha Kanze Dena oo Twitterro badan soo qortay ayaa sheegtay in ay la yaabtay qaar ka mid ah Twitter-rada la soo qorayo, isla markaasna […]

Continue reading …
Madaxweynaha Kenya oo ”la la’yahay”

Shacabka Kenyaanka ayaa sabtidii baraha bulshada ku kulanto ee twitter-ka ku dalbaday jawaabo ku saabsan halka uu ku dambeeyay Madaxweyne Uhuru Kenyatta. Madaxweyne Uhuru ayaanan indhaha bulshada lagu arag muddo laba isbuuc tan iyo markii uu u kicitamay dalka shiinaha si uu heshiisyo ganacsi ula gaaro dhigiisa dalkaasi. Marka laga reebo xaqiijinta heshiiska EE Shiinaha, […]

Continue reading …
Amarkii dowladda Kenya oo ka dhaqan galay Wajeer

Diyaaradaha ka duula garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u dhaqan geliyay amarkii kasoo baxay dowladda Kenya. Diyaarado ka duulay magaalada Muqdisho ayaa maray garoonka diyaaradaha ee magaalada Wajeer, halkaasi oo markale lagu baaray dadka rakaabka ah, iyaga oo kadib u duuli doono magaalada Nairobi. Go’aanka Kenya dib ugu howlgelisay barta […]

Continue reading …
Kenya oo joojisay duulimaadyadii Muqdisho iyo Nairobi

Dawladda Kenya ayaa joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, laga billaabo maanta oo Jimce ah. Amar cusub oo ay shalay soo saartay, ayey Kenya ku sheegtay in dhammaan duulimaadyadii tooska ahaa ee ka iman jiray magaalada Muqdisho ay soo maraan magaalada Wajeer ka hor inta aysan u gudbin Nairobi. Diyaaradaha ka imanaya […]

Continue reading …
Maxay tahay sababta ay Kenya u danaynayso doorashada Jubaland?

Wargeyska The Standard ee ah kan labaad ee ugu afka dheer dalka Kenya ayaa qorey faallo uu cinwaan uga dhigay “doorashada Jubaland waxay bidhaamin doontaa saameynta AMISOM ee Soomaaliya”. Wargeyska ayaa maqaalkiisa ku billaabay in gobolka Bariga Afrika ay si weyn ula socdaan doorashada madaxweynaha Jubaland, maadaamma ay arrintan saameyn ku yeelan doonto xasiloonida gobolka. […]

Continue reading …
Washington Post: Askarta Kenya Waxa Ay Sas Ka Qaadeen Dagaalka Soomaaliya

Wargeyska The Washington Post ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa waxaa uu qoray maqaal uu cinwaan uga dhigay “askarta Kenya waxaa sas ku riday dagaalka uu Maraykanka taageero ee Soomaaliya”. Maqaalka Wargeyska waxaa uu ku billaabay in Maraykanka uu dagaalkiisa Al-Shabaab kaga qeyb-qaato duqeymaha cirka, isagoo adeegsanayo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, balse koonfurta Soomaaliya […]

Continue reading …
Dad loo xidhay Beed ka xadeen beer Madaxweyne ku-xigeen

Sida ay qortay warbaahinta Standard ee kasoo baxda dalkan Kenyan, booliska Kenya ayaa xidhay afar qof oo lagu tuhmayo inay 10 Sanbiil oo beed ah ka xadeen beerta madaxweyne kuxigeenka Kenya William Ruto. Ukunta oo laga xaday beerta oo ku taal deegaanka Uasin Gishu ayaa ku fadhida lacag dhan 2,500KSh oo qiyaastii u dhiganta 25 […]

Continue reading …
Madaxweynaha Kenya oo Saxeexay Sharci ragga ka farxiyey

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa qallinka ku duugay sharci muran dhalliyey oo guurka la xidhiidha. Shircigan cusub ayaa dhigaya in ninku uu guursan karo wax ka badan hal xaas, halkii markii hore aan loo ogolayn in uu gododle noqdo. Muran ayaa hadheeyey wax-ka-baddelka sharcigan oo ay taageersan yihiin xildhibaannada ragga ah ee ka tirsan baarlamaanka […]

Continue reading …
Kenya intends to send an envoy to Somaliland

Kenya’s ambassador to the US Robinson Njeru Githae may move to Moscow, Russia in changes planned by Foreign Affairs CS Monica Juma.The ministry proposes that Mr Githae be moved to Moscow or dropped altogether.If President Uhuru Kenyatta considers the proposal, Githae will replace Richard Ekai.Mr Ekai, a former PS in the Ministry of Sports, Culture […]

Continue reading …
Xiisad diblomaasiyadeed oo ka dhex oogan dowlada Qatar iyo Villa Somalia

Dawladda Qatar iyo dawladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay soo kala dhex gashay xiisad diblomaasiyadeed, kadib markii Qatar ay diiday codsi ka yimid dowladda Soomaaliya. Qatar ayaa diiday dalabka dowladda Soomaaliya ee ku saabsanaa inay shirkadda Talyaaniga ah ee ENI ay joojiso qodis shidaal oo ay ka bilowday dhul badeedka ay Kenya iyo Soomaaliya isku […]

Continue reading …
Saxaafadda Kenya Oo Soo Bandhigtay Magaca Ergay Ay Kenya Doonayso Inay U Soo Magacowdo Somaliland

Wargeyska The standard ee ka soo baxa magaalada Nayrobi ee dalka Kenya ayaa cadadkiisii khamiistii baahiyay in dawladda Kenya ay ergay gaar ah u soo magacaabayso xafiis ay doonayso inay ka furato caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Wargeyska oo soo bandhigay magacyada safiiro kala duwan oo ay Kenya qorshaysay inay dunida u kala dirto, ayaa waxa […]

Continue reading …
Macallin U Dhashay Kenya Oo Abaalmarin Caalami Ah Ku Guulaystay

 Macallin dhiga maaddooyinka Saayniska oo ka soo jeeda dhulka miyiga ee dalka Kenya oo mushaarka uu qaato intiisa badan muddo ku soo caawinayey dadka saboolka ah ayaa ku guuleystay abaalmarin lacageed oo dhan 1 milyan oo doolar (£760,000 oo gini) oo la guddoonsiiyo sanad walba macallinka ugu mudan caalamka. Macallin Peter Tabichi oo aaminsan madhabta […]

Continue reading …
Wararkii ugu Danbeeyey Maydkii Wariyhii Jamaal khashoggi oo Lagubay & Sir Daboolka Laga Qaaday

Danbeeyey Maydkii Wariyhii Jamaal khashoggi oo Lagubay iyo Sir Daboolka Laga Qaaday.

Continue reading …
Duuliyaha madaxweyne ku xigeenka Kenya iyo xubno kale oo shil ku geeriyooday

Nairobi: Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in shil diyaaradeed uu ku geeriyooday duuliyaha diyaarada madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto. Duuliyaha oo lagu magacaabayay Kabtan Mariyo Maganga iyo AFar ruux oo u dhalatay dalka Mareykanka ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen shil ka dhacay deegaanka Laboola ee gobolka Turkana ee dalka Kenya. […]

Continue reading …
Ethiopia, Kenya agree to establish free trade zone

Ethiopia and Kenya on Friday agreed to establish a free trade zone and enhance infrastructural development. This comes at the opening of a two-day trade and investment forum which gathered nearly 500 business leaders, investors and officials from both countries. The main purpose of the forum is to explore ways and means of strengthening the […]

Continue reading …
Kenya oo xidhay nin madaxweynaha dalka iska dhigay

Booliiska dalka Kenya ayaa xidhay toddobo ruux oo la sheegay in ay yihiin shabakad iska dhiga madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo masuuliyiin kale oo dawladeed si ay lacago badan uga dhacaan Naushad Merali oo ah ganacsade. Mid ka mid ah raggaas ayaa wacay Merali oo ah guddoomiyaha shirkadda Sameer Africa isaga oo codkiisa u ekaysiinaya […]

Continue reading …
Three officers arrested over warehouse theft

Three policemen are among eight suspects arrested in connection to a burglary that happened in a warehouse in Nairobi’s Industrial Area on Sunday afternoon. They are Philip Thuo attached to Tassia Police Post in Embakasi, Joseph Mwongela of Marich Police Station in West Pokot and Embakasi DCI’s Shadrack Mumo. The officers and their five accomplices […]

Continue reading …
Police survive grenade attack on Thika Road in Nairobi

Police have arrested five suspects after they threw a live grenade as the officers chased them on Thika Road, Nairobi, on Monday evening. According to a police report seen by the Nation, the five suspects were in a gang of nine that was spotted riding at high speed on three motor cycles near Mathare 29/30 […]

Continue reading …
Somalia forms bad perception of Kenya over maritime row

Unknown to most Kenyans, Somali nationals largely view the current tension between the two nations over the maritime border as a confirmation of Kenya government’s arrogance and unquenchable thirst for their country’s resources. This is the other side of the maritime border story and a perception that has been held for decades by Kenya’s neighbours, […]

Continue reading …
Half a century of neighbourly tiffs: The complex story of Kenya, Somalia

The Kenyan delegation trooped to Rome like lambs to the slaughter. The charge sheet had been scripted by a belligerent neighbour and the delegates were not supposed to talk. Like martyrs, Cabinet ministers Tom Mboya, Mbiyu Koinange and James Gichuru walked around Rome, Italy weighed down by the expectations of their motherland. Uhuru was around […]

Continue reading …
Wararkii ugu Danbeeyey Kenya oo Ku Ceebowday Arintii Shiidaalka & Shirkada Spectrum oo Hadashay

Warbixino dheerad ah oo ka soo baxaya khilaafkii Kenya iyo Somalia

Continue reading …
Kenya: MPs to quiz Juma on Somalia feud

MPs will this morning question Foreign Affairs CS Monica Juma on the diplomatic row between Kenya and Somalia. National Assembly’s Defence and Foreign Relations Committee chairman Katoo Metito said they want to know the circumstances that led to summoning of Kenya’s ambassador to Somalia. “We want to get a detailed brief on what really transpired […]

Continue reading …
Baarlamaanka Kenya oo u yeeray Wasiirkooda arrimaha dibedda

Sida ay qoreen qaar ka mid warbaahinta dalka Kenya oo maanta oo Talaado ah ayaa la filayaa in Wasiirka arrimaha dibedda Kenya Munica Juma hortagto baarlamaanka dalkeeda si wax looga weydiiyo khilaafka cusub ee soo kala dhaxgalay dowladdaha Kenya iyo Soomaaliya. Guddoomiyaha guddiga difaaca iyo arrimaha Dibedda baarlamaanka Kenya Katoo Metito ayaa Warbaahinta u sheegay […]

Continue reading …
Maxay Xukuumadda Somaliland Ka Tidhi Soomaaliya iyo Kenya?

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), oo uu Geeska Afrika xalay wax ka weydiiyay sida ay ka dawlad ahaan u arkaan khilaafkaas diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Soomaaliya oo sababay inay Kenya u yeedhato safiirkeedii joogay Muqdisho, dalkeedana ka saarto safiirka Soomaaliya, wuxuu Wasiir Faratoon yidhi  “Arintaasi waa arin labadaas dal u taala, kolay […]

Continue reading …
Ganacsatada Somalida qaadka oo ku dhawaaqay inay joojiyeen qaadkii Kenya uga imaan jiray

Ganacsatada Somalida ee qaadka ka keensan jirtay dalka Kenya ayaa gabi ahaanba ku dhawaqay inay joojiyeen qaadkii ay ka keeni jireen dalkaasi. Hadalkaan ayaa waxaa Warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha Guddiga qaadleyda Somaliyed Qooje Maxamuud Qayliye oo sheegay maanta inay ugu dambeyso qaad laga keeno dalka Kenya. Wuxuu sheegay inay doorteen garab istaaga dalkooda & dadkooda, […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Safiirkii Soomaaliya ee Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qaabilay Safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), kaasoo Sabtidii ay dowladda Kenya ka dalbatay inuu dalkiisa ku laabto. Kulankan oo aan wax faah faahin laga bixiyay, balse sawir lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinaya Safiir Tarsan oo Madaxweynaha warbixin siinaya. Dowladda Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamtay […]

Continue reading …
Shuruud La Sheegay In Kenya Ku Xidhay Soo Celinta Xidhiidhka Soomaaliya

Sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta dalka Kenya, Kenya ayaa ku xidhay Somaliya shuruud saddex qodob ka kooban si xal looga gaadho muranka diblomaasiyadeed ee dhinaca badda ee labada wadan ka dhaxeeya. Qodobka koowaad ee ay Kenya dalbanayso ayaa ah in Soomaaliya ay ka noqoto qaybaha ka mid ah soohdinta dalkeeda ee ay […]

Continue reading …
Dawladda Soomaaliya oo soo saartay jawaabtii Kenya ee la sugayay

BBC-da ayaa xaqiijisay qoraal rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya, kaasoo looga hadlayo khilaafka xarkaha goostay ee diblomaasiyadda Kenya iyo Soomaaliya. Warqaddan oo loogu jawaabayay wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay si toos ah u sharraxday waxyaabaha ay walaaca ka […]

Continue reading …
Safiirkii Soomaaliya ee Kenya oo Muqdisho soo Gaadhay

Garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa soo cagadhigatay diyaarad siday Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, kaddib markii dowladda Kenya ay ku amartay in uu dalkiisa dib ugu laabto. Diyaarada siday Danjiraha ama safiirka waxaa la socday Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ka soo laabtay dalka Sweden soona maray […]

Continue reading …
Kenya oo Somaliya ku tilmaamtay cadowgeeda deriska la ah

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay Soomaaliya cadow ku tahay dalka Kenya islamarkaana aanay ka soo bixin deris wanaagga iyo abaalka ay Kenya u gashay Soomaaliya. Xoghaya Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya Macharia Kamau, oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Nairobi ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay Cadowga Kenya kaddib markii ay Soomaaliya […]

Continue reading …
Maxaa Sababay In Kenya ay xidhiidhkii Diblomaasiyadeed u jarto Soomaaliya

Dowlada Kenya ayaa dib ugu yeedhay safiirkeedii dalka Soomaaliya iyadoo sidoo kale ku amartay safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya inuu ka baxo dalka Kenya. Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa cirka isku shareertay, kadib markii dowladda Kenya ay Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku “xaraashtay” ceelal shidaal oo […]

Continue reading …
Kenya recalls ambassador to Somalia, orders Somali envoy out

Kenya has recalled its ambassador in Mogadishu and ordered Somali envoy out of the country over alleged auctioning of oil blocs belonging to Kenya. The auction took place in London, United Kingdom, last week, Foreign Affairs PS Macharia Kamau said Saturday. Lieutenant-General (Rtd) Lucas Tumbo was summoned back to Nairobi for urgent consultations. “This unparalleled […]

Continue reading …
Sarkaal sare oo booliska Kenya ka tirsan oo dil lagu xukumay

Maxkamadda sare ee dalka Kenya xukun dil ah ku riday sarkaal sare oo ka tirsan booliska dalkaasi oo loo heystay dilka qof uu soo xiray muddo laga joogo lix sano. Nahashon Mutua ayaa maxkamaddu dambi ku heshay bishii Disembar ee sanadkii lasoo dhaafay kaddib markii la sheegay in uu jirddil u geystay nin lagu magacaabo […]

Continue reading …
Elusive black panther spotted in Kenya, first record of sighting in 100 years

NAIROBI: Whispers of sightings of the elusive black leopard have long swirled around central Kenya, and scientists have now confirmed its presence there with a series of rare images taken by camera traps. The images were captured by researchers from the San Diego Zoo who have been studying leopards in the Loisaba wildlife conservancy, as […]

Continue reading …
Diyaarad ku burburtay dalka Kenya

Diyaarad ay saarnaayeen shan qof ayaa ku burburtay meel u dhaw magaalada Kericho ee gabeedka dalka Kenya. Diyaaradda oo ay saarnaayeen afar qof oo ajaanib ah ayaa kasoo dhaqaaqday seeraha loo dalxiis tego ee Maasai Mara, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP. Madaxa booliska gobolka uu shilka ka dhacay ayaa sheegay in diyaaradda […]

Continue reading …
Somaliland oo La Sheegay in ay ka Xorriyad Wanaagsan tahay Itoobiya, Jabuuti iyo Soomaaliya

Warbixin uu soo saaray urur caalimiya oo fadhigisi yahay cariga ingiriska ayaa soo saaray warbixin cajiiba oo somaliland uu ka sheegay

Continue reading …
Kenya says Tanzania, Uganda are distorting maize market

Kenyan farmers have raised the alarm on the saturation of the cereals market with maize from Uganda and Tanzania, causing a glut and denying them income. A bumper harvest across the region last year caused an oversupply and a subsequent fall in prices, resulting in farmers struggling to get market access and leaving governments unable […]

Continue reading …
Page 1 of 212