Home » Posts tagged with » Daniel Arap Moi
Madaxweynihii hore ee Kenya  oo Lagu Ganaaxay 10 Milyan oo Doollar

Madaxweynihii hore ee Kenya oo Lagu Ganaaxay 10 Milyan oo Doollar

Maxkamadda sare ee Kenya ayaa amartay in madaxweynihii hore Daniel Arap Moi uu bixiyo ku dhawaad 10 milyan oo dollar isaga oo siinaya qoys uu si sharci darro ah ugala wareegay 53 aykar muddo haatan laga joogo 36 sano ka hor, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha. Wargeyska gaarka loo leeyahay ee Daily Nation ayaa […]