Solskjær's Oo Loo Magacabay Macalin Kooxda Manchester United - Waadinews | Somali News and EntertainmentsWaadinews | Somali News and Entertainments

Solskjær’s Oo Loo Magacabay Macalin Kooxda Manchester United

Share it with your friends Like

Thanks! Share it with your friends!

Close

Macalinka Solskjær’s ayaa ayaa aha mido sii hayaha macalin ee kooxda Manchester united ka dib markii laga caydhiyay shaqada macalinkii hore kooxda Mourinho , Macalinkan cusub ayaa ku bilaabay kooxda guulo ka markii ay ku qanceen boodhka kooxdu qaabka uu u maamulaayo ciyaartay oo hore ay isku dhaceen macalin Mourinho