Singapore oo joojisay diyaaradaha Diyaarad Boeing 737 MAX 8 - Waadinews | Somali News and EntertainmentsWaadinews | Somali News and Entertainments

Singapore oo joojisay diyaaradaha Diyaarad Boeing 737 MAX 8

Share it with your friends Like

Thanks! Share it with your friends!

Close

Wakaaladda hawada ee Singapore ayaa shaaca ka qaadday iney joojisay diyaaradaha Boeing 737 MAX 8 iney hawadeeda ku duulaan.

Go’aankan Singapore ayaa imanaya 3 maalmod kaddib marki ay burburtay diyaarad ay lahayd shirkadda diyaradaha Itoobiya oo 157-di qof ee saarneyd ay ku dhinteen.

Gigada diyaaradaha Changai ee dalka Singapore ayaa ah garoonka lixaad e ugu mashquulka badan qaaradda Aasiya.

Horayna waxaa diyaaradahaasi adeegsigooda u mamnuucay waddamada Indunisiya, Itoobiya iyo Shiinaha. BBC Somali

La Wadaag Asxaabta