Connect with us

World News

Sanduuqii Madoobaa Diyaaraddi Itoobiya Ee Burburtay Oo Lahay

Waxaa la helay sanduuqii madoobaa diyaaraddi shalay burburtay ee ay lahayd shirkadda diyaaradaha Itoobiya uu lambarkeeda duullimaadka ahaa 302 oo gudaha dalkaasi ku soo dhacday Shirkadda diyaaradaha sameysa ee Boing waxaa laga sugayaa iney ka jawaabto sababta keentay diyaaradda iney burburto 6 daqiiqo oo keli xilli ay hawada ku jirtay. Lixdii bilood ee la soo dhaafay waa shilki diyaaradeed ee labaad ee ku yimaadda diyaaradda boeing uu noocedu yahay 737 Max 8.

Bishii October ee sanadkii horana diyaarad noocan ah oo ay lahayd shirkadda diyaaradaha ee “Lion” oo burburtay waxaa ku dhintay 189 qof.

Continue Reading
Advertisement
Click to comment
Advertisement Enter ad code h ere

Trending