Connect with us

Somalia

Safiirka UK ee Soomaaliya oo booqasho ku imanaya Somaliland

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Mr Ben Fender OBE ayaa lagu wadaa in uu toddobaadkan booqasho ku yimaado Somaliland. Mr Fender ayaa kulamo la yeelan doona madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno ka tirsan xukuumaddiisa. Safiirka Ingiriiska ayaa sidoo kale kulamo la yeelanaya xisbiyada mucaaradka iyo ururada bulshada rayidka ah. Tan ayaa noqonosay booqashdii labaad ee Safiir Fender ku yimaado Somaliland tan iyo markii xilkaas loo magacaabay. Mr Fender ayaa Somaliland markii ugu horraysay yimid 2 April isaga oo ka mid ahaa wefti ka socday Midawga Yurub. Source

Continue Reading
Advertisement
Click to comment
Advertisement Enter ad code h ere

Trending