Connect with us

Community

Saddex Goor Oo Aanu Qofku Naftiisa Mooyee Cid Kale Xasuusan Karin

Saddex Goor Oo Aanu Qofku Naftiisa Mooyee Cid Kale Xasuusan Karin:
1- Marka Uu Ka Gudbayo Jidka Siraad.


2- Marka La Miisaamayo Wanaaggiisa Iyo Xumaantiisa.


3- Marka La Guddoon Siinayo Buuga Ay Ku Duuganyihiin Wixii Uu soo Shaqaystay( Waxa Uu Is Waydiinayaa Ma Midig Ayaa Lagaa Siin Mise Bidix). Waa Xadiis.


Ilaahay ha inaga dhigo kuwo guulaysta saddexda Jeerba.

Continue Reading
Advertisement
Click to comment




Recent Posts

Trending