Nin Sheegay in uu dirqi kaga badbaadiyey in uu Ku Dhinto Diyaaraddii Itoobiya ee Burburtay - Waadinews | Somali News and EntertainmentsWaadinews | Somali News and Entertainments

Nin Sheegay in uu dirqi kaga badbaadiyey in uu Ku Dhinto Diyaaraddii Itoobiya ee Burburtay

Share it with your friends Like

Thanks! Share it with your friends!

Close

Nin u dhashay dalka Giriigga ayaa sheegay in uu goostay tigidhka diyaaraddii Itoobiya ee burburtay balse uu soo gaadhay goobta ay ka kacaysay labada daqiiqadood uun kaddib markii albaabka diyaaradda la xidhay. Ninka oo Facebook-ga ku faafiyey sawir muujinaya tigidhkiisa ayaa sheegay in uu aad uga cadhooday maadaama aanu qofna ka caawin inuu diyaaradda raaco, balse uu imika farasan yahay maadaama uu noolyahay. Ninka ayaa ku socday Nairobi si uu uga qaybgalo shir deegaanka ku saabsan oo halkaas uga furmayey Qaramada Midoobay.

La Wadaag Asxaabta