Milatariga Suudaan oo hawlgallo ka fuliyay xafiisyada xisbiga talada haya - Waadinews | Somali News and EntertainmentsWaadinews | Somali News and Entertainments

Milatariga Suudaan oo hawlgallo ka fuliyay xafiisyada xisbiga talada haya

Share it with your friends Like

Thanks! Share it with your friends!

Close

Qaar ka mid ah milatariga dalka Suudaan ayaa hawlgallo ka fuliyay xafiisyada Khartuum ay ku leeyihiin koox lala xidhiidhiyay madaxweyne Cumar Xasan Al Bashiir, kuwaas oo ka tirsan xisbiga talada haya ee Al Mu’tamar Al Wadan, sida ay dad goobjoogeyaal ah u sheegeen wakaaladaha wararka ee AFP iyo Reuters. Ciidammada ayaa galay xafiisyada Dhaqdhaqaaqyada Islaamiyiinta oo ah oo ah aasaaska xisbiga talada haya. BBC

La Wadaag Asxaabta