Mesut Ozil oo wiilal reer Kenya ah u soo diray funaanadda uu ku ciyaaro - Waadinews | Somali News and EntertainmentsWaadinews | Somali News and Entertainments

Mesut Ozil oo wiilal reer Kenya ah u soo diray funaanadda uu ku ciyaaro

Share it with your friends Like

Thanks! Share it with your friends!

Close

Ozil ayaa boggiisa Twitterka ku qoray marka uu arkay laba wiil oo yaryar oo u dhashay dalka Kenya oo xiran funaanad ay ku qoreen magciisa iyo lambarka uu ka ciyaaro uu arkay ay aad u soo jiidatay.

Sawirkoodana waxaan ku arkay baraha bulshada ayuu yiri.

Kaddibna waxaan jeceleystay si aan wiilashaasi walaalaha ah ee reer Kenya uga farxiyo inaan u diro laba funaanadood oo cusub oo kuwa aan ku ciyaara ah.

Wiilashina waxay heleen hadiyaddi uu u soo diray Mesut Ozil, sheekadan oo noqotay mid si weyn looga hadal hayo baraha bulshada.

BBC Somali.

La Wadaag Asxaabta