Connect with us

World News

Israa’iil Oo Quud Daraynaysa In Ay la Wareegto Lahaanshiyaha Daanta Galbeed (West Bank)

Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dalkiisa ku soo dari doono deegaanno ka tirsan Daanta Galbeed haddii uu ku guulaysto doorashooyinka soo socda. Waraysi uu Netanyahu siiyey TV-ga Israa’iil ee 12 News, ayaa wax laga waydiiyey sababta uu maamulka Israa’iil ugu fidin waayey deegaamo waaweyn oo ka tirsan Daanta Galbeed siduu horeba ugu dhawaaqay lahaanshiyaha Israa’iil ee Qudusta Bari iyo buuralayda Golan iyo meelo kale oo ay Israa’iil ku qabsatay dagaalkii 1967.

Haddaba Ra’iisal wasaaraha Israa’iil oo waydiintaas ka jawaabaya ayaa yidhi: “Idinku waxaad wax naga waydiinaysaan tallaabooyinka aanu qaadi doono- Haa tallaabooyin kale ayaanu qaadi. Waxaan ballaadhin doonaa dhulka ay Israa’iil maamusho”

Continue Reading
Advertisement
Click to comment




Recent Posts

Trending