Hindiya Oo Joojisay Bandhigga Film Ku Saabsan Taariikh Nololeedka Ra'iisal Wasaaraha Dalkaas - Waadinews | Somali News and EntertainmentsWaadinews | Somali News and Entertainments

Hindiya Oo Joojisay Bandhigga Film Ku Saabsan Taariikh Nololeedka Ra’iisal Wasaaraha Dalkaas

Share it with your friends Like

Thanks! Share it with your friends!

Close

Guddida doorashooyinka dalka Hindiya ayaa si ku-meel-gaadh ah uu mamnuucday bandhigga Film muran dhaliyey oo ka hadlaya sooyaalka siyaasadeed ee ra’iisal wasaare Natendra modi. Filmkan ayaan la daawan doonin ilaa la soo gunaanadayo doorashooyinka baarlamaanka. Sida qorshuhu ahaa bandhigga Filmka ayaa la doonayay inuu bilaabmo maalinta Khamiista oo ku beegan maalinta kowaad ee ay bilaabmayaan doorashooyinka,

balse guddida doorashooyinka ayaa sheegay in film-ka “PM Natendra modi” ee soo bandhigaya sooyaalka siyaasadeed ee ra’iisal wasaaraha uu saamayn ku yeelan karo sinnaanshaha musharaxiinta. Si kastaba, boqollaal milyan oo Hindi ah ayaa lagu wadaa in ay codkooda ka dhiibtaan doorasho soconaysa dhawrka toddobaad ee soo socda.

La Wadaag Asxaabta