Ha Murugoonin! - Waadinews | Somali News and EntertainmentsWaadinews | Somali News and Entertainments

Ha Murugoonin!

Share it with your friends Like

Thanks! Share it with your friends!

Close

Maryama Bintu Cimraan waxa ay la kulantay xaalad adag (Wiil bilaa aabo ah ayey dhashay) waa Nebi Ciise e, Haddana waxaa lagu yidhi ” Cun oo cab oo iska indha doogso” 
(فَكُلِي وَاشْرَبِي وَقَرِّي عَيْنًا)
Allah waxa uu ku yidhi addoomadiisa ” Ha ka quusanina naxariista Ilaahay” (لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّه)ِ
Nebi Yacquub waxa uu ku yidhi ubadkiisa “Ha ka Quusanina raxmadda Ilaahay” (وَلَا تَيْأَسُوا مِن رَّوْحِ اللَّهِ)
Nebi Yuusuf (CS) Waxa uu yidhi walaalkii “Ha ka murugoon wixii ay sameeyeen”
(فَلَا تَبْتَئِسْ بِمَا كَانُوا يَعْمَلُونَ)
Shucayb waxa uu ku yidhi Muuse ” Ha baqanin waad ka badbaaday dulmi-falayaashiiye ” 
( لَا تَخَفْ ۖ نَجَوْتَ مِنَ الْقَوْمِ الظَّالِمِينَ)
Mar walba nafta kula dedaal xasiloonida iyo kalsoonida Ilaahay.

La Wadaag Asxaabta