Home » Archives by category » Opinion
Xog: Ku Saabsan Parking ka Madaarka Hargaysa iyo Cid Loo Qorsheeyay In Lugu Wareejiyo.

Xog: Ku Saabsan Parking ka Madaarka Hargaysa iyo Cid Loo Qorsheeyay In Lugu Wareejiyo.

Waxa Jira Warar Xoogagaal ah oo Aanu ka Helayno Dadka u Dhuun Daloola Siyaasada Madaarka Hargaysa Kuwaas oo Sheegaya In Parking Maadarka Hargaysa Lugu Wareejinaayo Nin uu Yahay abti Maareeyaha Madaaarka Hargaysa Mr Rodal , Sidoo kalana Madaxweyne Muuse biixi Adeer u Yahay , Kaas oo Hada Ka Shaqeeya Ethiopian Airways . Xogtan Helayno ayaa […]

No deal yet in Kenya-Somalia maritime row

Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed is proposing that Kenya and Somalia deal with their sea boundary dispute as an independent issue, in order not to stall other projects affecting the three countries, including a security transition programme in Mogadishu. On Wednesday, the Ethiopian PM mediated a less-than-colourful meeting in Nairobi between Presidents Uhuru Kenyatta and […]

Continue reading …
Yaa ka Masuula Dhibta Somaliya Haysata?

Dhibta Somaliya Haysata Ee Maalin kasta ay ugu dhimanayan Boqolal Qof Oo Sabab ku leh Dhimashadooda Waa Waxa Qof kasta Oo Somaaliya uu is Waydiinayo , Waxa Macquula in Qofkasta Oo Somaliya uu Is waydiinayo Dhibta haysata Dalka Somaliya iyo wakhtiga ay dhamanayso , Laakin Aanu Dareen u lahayn in uu dhibta Somaliya haysata Qayb […]

Continue reading …
US Africa policy cannot afford to ignore Somaliland

HARGEISA, SOMALILAND—“Great nations do not fight endless wars,” President Donald Trump declared in his State of the Union address, even as he redoubled his commitment to “focus on counter terrorism.” While many commentators describe Afghanistan—the war against which Trump railed—as America’s longest war, the battle against terrorists and warlords in Somalia has now run even […]

Continue reading …
Are Somalis Far Too Emotional To Debate Rationally?

The Somali people, wherever they may live have many admirable traits and share a common language, religion and culture. However, we as a people are far, far too emotional to ever debate or negotiate rationally. From grassroots discussions at rural level to high political debates, we are not able to put emotions aside and deal with the issues facing […]

Continue reading …
Make Somalia more stable, habitable to stem terror threat

Writing over two millennia ago, the Ancient Greek philosopher Aristotle explained that “nature abhors a vacuum.” The rationale behind his argument – ostensibly referring to physics but with much wider relevance – was that there can be no vacuum in nature, as the surrounding material would immediately fill any void. This theory is evident and […]

Continue reading …
It’s just a short step to Somalia joining the EAC

Somalia’s long held ambitions to integrate into the East African Community remain on course to be realised. It is just a short step to their realisation if one looks at some of the recent developments. In July last year, for example, the country got admitted into the Common Market for Eastern and Southern Africa (COMESA). […]

Continue reading …
Faarax Murtiile aya maanso cajiiba ugu jawabay shacabkii somaliland ee ka xumaaday gabaygi uu garowe ka tiriyay

Kuwa QaylinayeeQabta Faarax lahoow Qalad ba fahanteeneQarankay waxma yeelin Qofkastoo is bidaaya Anigaa Qarankayga Uga sii QotadheerooSomaliland Qarankayga.Inay Qoon- yarigaadhoQudhaydaan ogolaynooQoorgooyaan ka xigye. Anigaa QarankaygaQodax saydha ka dhawra .Anigaa QarankaygaQilaafkiisa daweeya.Somaliland QalbigaygaWaa Quluubtiyo maanka Hooyadaydii i QaadiyoQaaydkii laygu xanbarshayooInaay Qoon yari gaadhoQundhaydaan ogolayneQajilaan idin leeyahay. Qudbadayduna maaha Midaan Qoomay hankooda Waa midaan Qarankayga Ugu qiil daydayaayaye Kuwa Qaaqda guraaye Qabta Faarax lahoowilmada,aad QubaysaanaWayska […]

Continue reading …
How Kenya won a big lottery in 2018, in neighbouring Ethiopia

As we kiss 2018 goodbye and, looking at East Africa and the Horn from Nairobi, it’s reasonable to say the most significant development for Kenya last year didn’t happen here. Kenya won an unexpected geopolitical jackpot when, in April, the ruling Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) elected a 42-year-old hitherto unknown Abiy Ahmed to […]

Continue reading …
Muranka Oo La Ogaadey Inuu Faa’iido U Lee Yahay Lamaanaha.

Daraasad cusub oo ay dhowaan sameeyeen koox sanaysyahano ahi ayaa lagu ogaadey in muranka dhex mara labada qof ee lamaanaha ahi  uu faa’iido u lee yahay dhexdooda marka loo eego in aanay labada qof wada hadlin oo midba dhiniciisa u aamuso . Faa’iidooyinka Muranka ee lamaanaha ayay kooxdan Khubarrada ahi sheegeen in uu yahay mid […]

Continue reading …
China will start fishing along Somalia’s coastline just as piracy makes a comeback

The country with mainland Africa’s longest coastline is inviting China to its shores. Somalia granted fishing licenses to 31 Chinese vessels to exploit tuna and tuna-like species off its coast in a bid to tap the sector for economic growth. The vessels are associated with the China Overseas Fisheries Association, a distant-water trawling group created in 2012 to […]

Continue reading …
Aqoonyahan Jamac Cali “Marnaba Maan Filaneynin In Aynu Nidhaahno Farmaajo Ayaa Waraaqo Diray, Iyo Weynu Heshiin Karnaaye Ma Noqonayso Sidii Hore”

Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Oo Ka mid ah Aqoonyahanka dalkani Somaliland leeyahay ee mar walba heeganka ugu jira difaacida iyo ilaalinta masayrka Umadda Reer Somaliland iyo Gooni iskutaageeda ayaa saluug wayn ka muujiyay hanaanka Doodaha ay Fagaarayaasha la tagaan Baryahan dambe Qaar ka mid ah Aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta Reer Somaliland, gaar ahaan waxa uu aqoonyahanku […]

Continue reading …
Ma Oromaa odey dhaqameed leh!?

Waxaa galabta Soo gaadhay Magaalada hargeysa niman odey dhaqameedka Oromo lagu sheegay, ilaa hada ma cada ujeedka ay u socdaan, miyaa la marti qaaday ma iyagaa dalbaday imaanshiiyaha Somaliland makala cada weli.Wakhti xaadirkan  Qoomiyadaha Oromada iyo Somalida waxaa ka dhaxeysa Colaad xoogan oo ka gees ka gees siman,Shiniile Ilaa Gobolka Daawo iyo Degmada Mooyaale.Oromo Somali […]

Continue reading …
Balan Dumar oo Kadda Loob Raga ka danbey Hee ba la yidhi ?

Waa tii  Dameeri Dhaan-raacdaydu dhami   ku haddaqayaan Isbedel-ba socod iyo waxa la mid ah ee . Waa kana isbedelkii aad  sheegaysen kii ka danbeyey  isaguna is bedelka kale weeyan  ah ee Soo dhaweeya . Maanta iyo  Itoobiya ,Degaanka Oromiya . Ahmed Abiya Itoobiya . Ismaaciil Cumar Guele DJabuuti . Cumar Al-Bashir Sudan. Ma markale  Ayuu […]

Continue reading …
Somaliland Ma Iibsami Kartoo Iyadoon Albaabada la Xidhin

Waxa loo baahan yahay in xeelada ciyaarta la badalo iyo ciyaartooygaba oo meelo cusub la sahamiyo. Tusaale ahaan dawlada Itoobiya oo aynu ka dhiganay. Soomaaliland waxa ay iibin kari laadahay guulaheeda dawladnimo oo ah qaar tijaabo fiican u noqon kara Afrika badankeeda. Nabada, furfurnaanta, qunyar socodnimada, dumuqraadiyada iyo in dadku isku tashado ayay tusaale fiican […]

Continue reading …
Dameeraha Alle iyo dameeraha sheydaanka!

Waxaa la wariyey in kolkii tareennada laga hirgeliyey dalka Masar uu wadaad caan ahaa bilaabay in uu dadka uga digo raacidda tareennada, isaga oo ku doodaya in tareenku yahay farsamo gaal, raaciddiisuna ay ka soo horjeedo doonista Alle. Sida la sheegay wadaadku wuxuu daliishaday aayadda 8–aad ee suuradda An-Naxl ee oranaysa: “Fardaha iyo baqlaha iyo […]

Continue reading …
Maxaa dawo u ah dhal la’aanta?

Waxaan arkay urur la baxay dhal doon oo ay isku bahaysteen dad soomaaliyeed oo dhal iska waayey oo la leeyahay bisha ramadaan ha loo duceeyo, taasoo muujinaysa in loo maleeyey in qofkii dhali waaya inay adag tahay inuu dhal helo, waxaana arinkaas keenay inaan u malaynay in guur keliya dhal lagu helo. Wax kasta oo […]

Continue reading …
SIDEED U SAWIRI LAHAYD!?

Sidee ayaad u dhigi lahayd “Hadalka” marka aad doonayso qof aad kalgacayl u hayso, in aad ka dhaadhiciso muhiimadda uu naftaada u leeyahay, adiga oo tusaya qiimaha uu agtaada ka joogo iyo sida uu kuugu qaalisanyahay?. Dumarku waa waxa keliya ee jabiya calool adaygga ragga, nin kasta oo wax is moodana iyaga ayuun baa calaacalka […]

Continue reading …
Safarkii aan kusoo maray caalamka iyo waxyaabihii cajiibka ahaa ee aan kusoo arkay!

Nin aan dhul marin dhaayo malaha e, balwaddeydu waa safarka iyo dalxiiska. Sidii Ibnu-Baduudah ayaan ku soo wareegay shanta qaaradood ee caalamka, waxaan tegay magaalooyinka dunida ugu caansan, waxaana la soo noolaaday xadaaradaha kala duwan ee bulshooyinka, waana sababta aan u jecleystay in aan qormadaan kugula wadaago waxyaabihii iigu cajiibsanaa ee aan safarkeyga kusoo arkay. […]

Continue reading …

Ma-guuraan.

No Comment
Ma-guuraan.

Marka qaad la soo hadal qaado qof ba wax baa maskaxdiisa ku soo dhaca. Qof baa ka fikira caleen cagaaran oo waliba qadhaadh, qof kale ayaa ay ku soodhacdaa mirqaan iyo waalli, qof kale waxa uu sawirtaa nolol liidata iyo dad qaadku noloshooda dulleeyay,  mid baa ay ku soo dhacdaa shaqo iyo ganacsi, mid baa […]

Continue reading …

Gob iyo Gobonimo.

No Comment
Gob iyo Gobonimo.

Gobku Waa geed ballaadhan oo si baaxad leh u baxa. Hooskiisu waxa uu qaadi karaa makhluuq badan. Boqol guurti iyo gadh-cas ah, ayaa guntiisa garta ku naqi kara, islamarkaana go’aanno nabadeed iyo guddoon ku soo gebo-gabayn kara. Xer culimo ah ayaa hoostiisa ku xadrayn karta, oo xadiis, wacdi iyo kulan awliyaad ku qabsan karta. Kooxo […]

Continue reading …
Sikasta oo Biyaha Roobku Ubadanyihiin Waxba kama Baddalaan Biyaha badda. Komishanka Waa kuwii uun.

Waxaan ereyokooban ka odhanayaa waxayaaba wiigan Bulshada ku oogay oo ah in ay komishanku Cilaamiyeen in doorashadii Dib udhacday . runahaantii komishankeenu iyagaa qayb ka ah in doorashadu dib udhacdo .marka ay leeyihiin 10bilood oo xidhiidha ayaa loobaahanyay miyaanay haysan wakhti ohre oo ay kaga baaraan dagaan dhamaanba waxyaabaha ay doorashada Golayaashu ubaahantay islamarkaana horena […]

Continue reading …
Ururka Gaaroodi waxa uu hanbalyo balaadhan u dirayaa gudoomiyaha shirkada Telesom

Ururka Gaaroodi waxa uu hanbalyo balaadhan u dirayaa gudoomiyaha shirkada Telesom, Mr Abdikariim maxamed iid, iyadoo jartidiisa iyo aqoontiisu keentey in shirkada telesome ku guulaysato in  ay noqoto shirkada  ugu wanaagsan shirkadaha adeega isgaadhsiinta  bixiya qaarada Africa 2018, tartanlaas op lagu qabtey South Africa. Shirkadu waxay number one ku qaaday, hufnaan, daahfurnaan, adeeg wanaag, iyo […]

Continue reading …
Maalmahaygii Muqdisho.  W/Q Ahmed Karaama

Habeenkii oo dhan ma seexan. Waxaan ka fikiraayay magaaladaan tagaayo sidey u eegtahay. Kolba hummaag ayaa i hormaraayay. Magaaladu waa Xamar. Haa, waa Xamar! Waxaan anoo da’yar dadka waa weyn ka maqli jirey “Xamareey xeeladdaa badan.” Se waxaa igu mudan oo aan maanka ku hayaa; maahmaahdii kale ee ahayd “Nimaan dhul marine dhaayo-la.” Inaan magaceeda […]

Continue reading …
Xuseen Xasan iyo Aarkii Daboole!

Guud ahaan ummadaha dunida guudkeeda ku dhaqani waxa ay isku raacsan yihiin in libaaxu yahay boqorka duur-joogta. Waxa la gu naanaysay “boqorka kaynta”. Libaaxu waxa uu astaan u yahay geesinimada iyo dhiiranaanta dhifka ah ee aanay habar-dugaagga kale la wadaagin. Waxa uu leeyahay cod iyo hiinraag daran oo nafta maqashaa galiilyo iyo cabsi ay bowdyahay […]

Continue reading …
Weedha Professor Axmed Maxamed Cadaad Ee Quraanka Iyo Sayniska. W/Q Siciid Maxamuud Gahayr

Qof ahaan waxa aan bartay isaga oo bare ka ah Kulliyaddii Tababarka Macallimiinta Hargeysa, 2001-2003 ayay ahayd. Gu’gii 2004-2005 ayuu bare iigu ahaa dugsiga sare ee Aljasiira. Laba saacadood oo is-xiga ayaan ka dhigan jiray maaddada Bayoolajiga. Macallin aftahan ah, aqoon leh, ardaydana guubaabiya ayuu ahaa. Waxa uu ka mid ahaa indheer-garadkii doorka ka qaatay […]

Continue reading …
Dhaqannada Iyo Caadooyinka Guurka Ee Adduunka Ugu Layaabka Badan

Dunida aynu ku nool nahay waxaa ku nool dadyow iyo bulshooyin kala gedisan, kuwaas oo ku kala duwan dhaqannada iyo caadooyinkooda. Badiba bulsha kasta oo meel ku dhaqani waxa ay leedahay dhaqan iyo caadooyin u gaar ah, sida dhaqannada dhinaca guurka, furriinka, duugidda maydka iyo xataa ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka. Haddaba faalladan waxaan idinka wadaagaynaa […]

Continue reading …
Safarka Muuse Biixi oo Laba Qodob Muujiyey: Fashilka Puntland iyo go’aanka Dhulbahante

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan bilaabay safaro uu ku kala bixinayey gobollada maamulkaas oo uu ugu magacdaray “Safarka nabadda iyo Midnimada”. Goobaha uu booqday Muuse Biixi waxaa ka mid ah gobolka Sool xilli uu u sii gudbay tuulada Tukaraq oo a meel ay isku horfadhiyaan ciidamadiisa iyo ciidamada maamulka Puntland. Tukaraq waxaa […]

Continue reading …
Noloshuu Waa Tee Maxaynu Ka Rumaysanahay W/Q : Sucaad sh ahmed.

Mahad Oo Dhan Waxaa Iska Leh Allah Ee Naga Yeelay Dad Islam Ah Naxaris Iyo Nabad Ha Ahaato Nabigena Dushisa Ehelkisa Iyo Asxaabtisa. Kadib Waxan Halkan Uga Mahad Celinaya Gabi Ahaanba Bahada Saxaafadaa Madaxa Banan Iyo Dhamaanba Bulsho Waynta Reer Somaliland Iyo Akhristayashaa Qimaha Leh……… Qofka Noloshiisa Guushaa Nolosha Qofka Bili Aadamka Goorma La Odhan […]

Continue reading …
MADAXWEYNE HANKU WAA WAX GUBA RAGGA !

mudane madaxweyne raggu hanku ninba meel ayuu kaga yimadaa , waana wax aadamaha dhamaan gaalo iyo islaamba uu ka siman yahay, sidasi oo ay tahay waa mide alle wuu ku guleyey hankagii , isaga oo og ujeedadiisa, iyo wuxuu umadiisa la rabo, mudane madaxweyne adna waad heshay hankagii , si ay kulaa noqonba ama hada […]

Continue reading …
Dhulkii la dayacay (Maqaal)

Dunidaan casriga ah ee maanta la joogo waxay ku loolameysa dhaqaale kaa soo inta ugu badan ku tiirsan  wax soo saarka dabiiciga sida shidaalka, saliida iyo macdanaha kale,waxaana iyadana door muhiim ah ku jira wax soo saarka beeraha oo dalba inta dhul beereedkiisu la’eg yahay ayuu ka maarma waxyabaha nolosha aas-aasiga u ah.   Soomaaliya […]

Continue reading …
Mucaaradnimadii Abtiyaashay Walaxaa Ka Dhiman ..

mudane madaxweyne raggu hanku ninba meel ayuu kaga yimadaa , waana wax aadamaha dhamaan gaalo iyo islaamba uu ka siman yahay, sidasi oo ay tahay waa mide alle wuu ku guleyey hankagii , isaga oo og ujeedadiisa, iyo wuxuu umadiisa la rabo, mudane madaxweyne adna waad heshay hankagii , si ay kulaa noqonba ama hada […]

Continue reading …
“FAALLO” Dhallinyarada waa awooda Dalka hooyo

Dhallinyaradu waa marxaladda ugu muhiimsan nolosha qofkasta oo aadana ah, Dhallinyaradda waa horumarka ummada dhinac waliba, waa kuwa abuuri karo isbeddel nolaleed oo sax ah, taasi oo faa,ido u ah bulshada ku hareeraysan oo ay ugu horeyaan ehelka iyo asxaabta yahiin, marka aad dhalinyartahay waa marka kaliya ee aad saameeyn weeyn ku yeelankarto bulshada kugu […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo Oo Gaadhay Magaalada Roma Ee Dalka Talyaaniga.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Talyaaniga. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa marka uu gaaray magaalada Roma ka mahad celiyay sida loo soo dhaweeyay wuxuuna sheegay in Booqasho Labo Maalin ah uu […]

Continue reading …
Haddiiba Kalsoonaanta Nafta Tahay Furaha Guusha Kalsooni Daradana Waa Fashilka Nolasha.

Ayaan daranaa qof liidaya nafsadiisa una arko wax aan qiimo lahayn, shaqsiyad xumo waxaa ugu liidata inaad nafsadaada liido weligaa nafsadaada hala barbar dhigin qof kale, kaliya isku day inaad sameyso sida ugu wanaagsan ee aad awoodo. Akhristaha qaaliga ahaw ma is weydiisay haddii aadan nafsadaada ku kalsoonaan cida kugu kalsoonaan karto, sow ma ogid […]

Continue reading …
Safar ka Madaxweynaha iyo Saluuga Bulshada ee Badhasaabka Gobolka Daadmadheedh laba isku beegmay

Safarka Madaxweynaha ee Gobolada Bari waa mid loo baahna in kastooy tahay inuu bariga fog gaadho Badhana shirka khamiista ee Golaha wasiirada ku qabto. W axay se bulshada ku dhaqan gobolka Daadmadheedh degmadiisa Oodweyne oo a an saaka ku suganahay suaalaha u badan ee ay is weydiinayaan ayaa ah 1.Mashaariic badan oo najaxday oo madaxweynuhu […]

Continue reading …
Ma Dhaqankii Hoggaamiye Kooxeednimada Ayaa Soomaaliya kusoo Noqonaya?

Xifaaltanka u dhaxeeya masuuliyiinta ugu sareysa dowladda fadaraalka ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa bidhaamiyay waxyaabo badan. Hoggaamiyayasha maamul goboleedyada ayaa qaarkood sheegay in madaxda dowladda ay farogelin cad ay ku hayaan arrimaha maamuladooda balse baaq wado hadal ah oo uu madaxweynaha Soomaaliya usoo jeediyay markii afaraad ayeey ku kacan seyreen. Madaxweynaha Galmudug Axmed […]

Continue reading …