Home » Archives by category » Community
Maxaad Ka Taqaanaa Sooyaalka Taariikheed Ee Dalka Myanmar Ee Lagu Xasuuqo Muslimiinta Rohingya?

Maxaad Ka Taqaanaa Sooyaalka Taariikheed Ee Dalka Myanmar Ee Lagu Xasuuqo Muslimiinta Rohingya?

Myanmar ama Burma waa mid ka mid ah dawladaha Koonfur Bari Eeshiya, waxaa kaga teedsan jihada Waqooyi ilaa Waqooyi Bari Waddanka Shiinaha (China), Koonfur ilaa Kuunfur Barina waxaa ka xigta laos iyo Thailand, Jihada Galbeedna waxa ka xiga Badda Andaman iyo gacan biyoodka Bengal. Waqooyi Galbeedna waxaa ka xiga Bangladesh iyo Hindiya. Waxaa u Caasimad […]

Kenya imposes ban on unaccompanied cargo from Somalia

Kenyan aviation authorities Wednesday banned unaccompanied luggage on aircraft from Somalia, and insisted all planes should land at Wajir Airport for security checks. In a letter sent to Somalia, the Ministry of Foreign Affairs said security and aviation agencies in Nairobi reversed the directive on direct flights between the two cities because Mogadishu had flouted […]

Continue reading …
Somalia’s first female mayor appointed in city of Beledweyne

The city of Beledweyne in central Somalia has produced the country’s first female mayor in the person of Safiya Hassan Sheikh Ali Jimale. Her rise to the historic position was via the appointment of Mohamed Abdi Waare, leader of Hirshabelle region of which Beledweyne is the capital. Reports indicate that she is not new to […]

Continue reading …
Ilhan Omar wants to change US foreign policy from ‘the perspective of a foreigner’

Washington – U.S. Rep. Ilhan Omar has aggressively pursued a foreign policy legacy in her first five months in office, drawing sharp blowback from the Trump administration as she seeks to be a prominent voice on world affairs. The Somali-born Minnesota Democrat, saying she brings “the perspective of a foreigner” to her new role, believes that […]

Continue reading …
Shan dabeecadood oo haweenka dib u dhiga – iyo sida lagu beddeli karo

Waxay qaadan doontaa 202 sano inuu meesha ka baxo farqiga u dhaxeeya ragga iyo dumarka marka ay timaaddo fursadaha dhaqaalaha ee dunida – sida uu sanadkii hore sheegay Ururka Dhaqaalaha Adduunka. Daraasado badan oo la sameeyay ayaa muujinaya in sinnaan la`aan badan ay ka jirto goobaha shaqada. Sidaas daraaddeed, waxaan halkan idinkugu haynaa shan qodob […]

Continue reading …
Cilmi-Baadhis Daaha Ka Fayday In Waddamada Reer Galbeedku Ay Carabta Iyo Muslimiinta Kaga Horreeyaan Ku-dhaqanka Mabaadi’da Islaamka

Cilmi-baadhis cusub oo ay samaysay Jaamacadda George Washignton ayaa soo bandhigtay waddama ugu horreeya adduunka xagga ku-dhaqanka mabaadi’da Islaamka. Sida cilmi-baashistu sheegtay waddamada Ireland, Denmarka, Luxembourg, Sweden, iyo Norway ay yihiin kuwa ugu horreeya dhinaca ilaalinta mabaadi’da Islaamka. Sacuudiga ayaa galay kaalinta 93-aad, halka Tunisia iyo Masarna ay kala galeen 72 iyo 128, balse waxa […]

Continue reading …
Cilmi Baadhis Muujisay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Xanuunka Asaasaqa Iyo Saxmadda Gawaadhida

Saynisyahanno reer Kanada ah ayaa ogaaday in dadka ku nool agagaarka woddooyinka mashquulka badan ay halis sii koraysa ugu jiraan in ay asaasaqaan ama dhibaato wayn soo gaadho habka ay maskaxdoodu u shaqayso. Cilmi baadhistan waxaa daabacday jariiradda arrimaha caafimaadka ee Lancet ee Britain ka soo baxda. Saynisyahannadu waxay muddo toban sano ah baadhitaan ku […]

Continue reading …
Nuxurka Digniin Ay Hay’adda Caafimaadka Adduunku Ka Soo Saartay Daawashada Carruurta Ee Telefeeshinnada Koombuyuutarada Iwm

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay in ayna habboonayn in ubadka yaryar loo fasaxin in ay si iskood ah u daawadaan Shaahadaha Tv-yada, Koombuyuutarada IWM. Hay’adda ayaa hoosta ka xariiqday in aan gabi ahaanba ilmo da’diisu ka yartahay 2 sannadood loo lago daawashada Telefeeshanka, iyo Koombuyuutarada. WHO ayaa sidoo kale tibaaxday in ubadka da’doodu u […]

Continue reading …
Weedha Culimada X.10aad | Qoyska Iyo Waxbarashada | Sh Cabdiqani Aw-Saalax

Xalqaadi tobnaad ee barnaamijka taxanaha ee weedha culimuwada sheekh abdiqani aw saalax

Continue reading …
Maxaad Ka Taqaanaa Masjidka Salaadiisa Kaliyaati U Dhiganto 100 Kun Oo Salaadood Oo Lagu Tukado Goobaha Kale

Masjidul-Xaraam Waa Masjidka ugu mudan muslimiinta waxa uu ku yaalaa badhtamaha magaalada Mekka  oo Joogeedu ilaa 330 Mitir ka sarreeyo oogada badda, Waxayna ku taalaa Jasiiradda Carabta, gaar ahaan waddanka Sacuudi Carabiya.  Masjidka waxa Badhtamaha kaga taala Kacbada sharafta leh oo goobtii ugu horaysay ee loo dhiso in Allah lagu caabudo. Allah ayaa ku yidhi […]

Continue reading …
Maxaad Ka Taqaanaa Waddanka Hal Malyan Oo Shahiid Ku Waayey Halgankii Xornimo U Dirirka?

Aljeeriya(Aljazaa’ir) Waa dal Carbeed oo ku yaalla  Waqooyiga Qaaradda Afrika. Jihada Waqooyi waxaa Ka xiga badda Mediterranean-ka, . Dhinaca Galbeedna waxa ay xad ka wadaagaan dalalka Moritaaniya iyo Marooko. Koonfurna waxaa ka xiga waddamada Nayjar iyo Maali. Dhinaca Bari waxaa ka xiga Tunisiya iyo Liibiya. Aljeeriya waa waddanka 10- aad ee Adduunka ugu baaxda weyn, […]

Continue reading …
Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Oo Adeeg Casriya Soo Kordhisay

shirkada telesom ayaa soo kordhisay app ay ku soo goobtay adeegyada ayad bixisi shirkadu iyo whatapps chat ay samaysay shirkadu markii ugu horayay

Continue reading …
Maxaad ka ogtahay dahabka Soomaaliya u yaala Mareykanka?

Dalka Soomaaliya burburkii ka hor wuxuu ka mid ahaa dalalka ugu dhaqaalaha wanaagsan caalamka, waxaa jirtay in hanti badan ay dowladdi Soomaaliya dhigatay bangiyada aduunka, inkastoo aysan jirin diiwaan sax ah oo lagu qoray goobaha ay yallaan iyo cadadka hantidaasi dhan tahay. Waxaa jiro keyd dahab looxaan ah ” Gold Bars” oo Soomaaliya u yaala […]

Continue reading …
Maxaad ka Taqaanaa Golan Heights?

-Waa dhul hodan ah oo ay Suuriya leedahay balse Israa’iil ayaa xoog ku qabsatay sannadkii 1967. Beesha caalamku waxay u aqoonsantahay in ay tahay dhul xoog lagaga haysto Suuriya laakiin Madaxweynaha Maraykanka ayaa 25 March 2019 Si rasmi ugu aqoonsaday #Golan Heights in tahay dhul ay Israa’iil leedahay. Badkeedu waa 1800 KM oo isku wareeg […]

Continue reading …
Xidhiidhka ka dhaxeeya Deegaanka iyo Qofka – Barnaamijka Kobcinta Aqoonta

Barnaamijka Kobci Aqoontada oo todobaadkan ka hadlaaya Deeganka Qofka

Continue reading …
Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Ayaa ka Warbixiyay Rakibaadi Qalabkii Lagula Soconayay Shirkadaha Dalka

Wasiir abdiwali ayaa ka warbixiyay halka uu marayo qalabkii ay kula soconayeen traffic shirkadaha isgaadhsiinta somaliland kaas oo in modo ah la hadlayay

Continue reading …
Nin Soomaali oo celiyay geel uu dhacay 33 sanno ka hor

Soomaalida waxaa dhaqan u ahayd in ay geela kala dhacdo, sida kaliya ee inta badan lagu xalin jirey arrinkaasna waxa ay ahayd in geel kale lasoo dhoco ama dirir ay dhacdo. Sidaas darteed markii ninka lagu magacaabo Aadan Garoo reerkooda laga dhacay 55 halaad, waxa uu sameeyay waxa ay ahayd in uu geel kale kasoo […]

Continue reading …

Ha Murugoonin!

No Comment
Ha Murugoonin!

Maryama Bintu Cimraan waxa ay la kulantay xaalad adag (Wiil bilaa aabo ah ayey dhashay) waa Nebi Ciise e, Haddana waxaa lagu yidhi ” Cun oo cab oo iska indha doogso” (فَكُلِي وَاشْرَبِي وَقَرِّي عَيْنًا)Allah waxa uu ku yidhi addoomadiisa ” Ha ka quusanina naxariista Ilaahay” (لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّه)ِNebi Yacquub waxa uu ku yidhi […]

Continue reading …
Shilalka Diyaaradaha Ee Adduunka Ka Dhacay Shantii Sannadood Ee U Dambeeyey

Halkan waxaan idinkula wadaagi doonaa shilalkii diyaaradeed ee dunida ka dhacay Shantii sannadood ee u dambeeyey. Shilalkii diyaaradaha ee dhacay sannadkii 2018: 1) 29-kii October, 2018, diyaarad Boeing nooceedu yahay Max37 ayaa ku burburtay badda Java wax yar uun kaddib markii ay ka haadday garoonka diyaaradaha ee caasimadda Indonisia ee Jakarta. Waxaana ku dhintay dhammaan […]

Continue reading …
Wiil yar oo warqad u qoray shirkad diyaaradeed oo jawaab heley

Maku riyoonaysaa in aad yeelato shirkad diyaaradeed?. Hagaag, wiil yar oo 10 sanno jir ah ayaa talada ugu wanaagsan ka raadiyay halka ugu saraysa. Alex Jacquot oo ku dhashay dalka Australia ayaa warqad u qorey maareeyaha guud ee shirkadda diyaarada Qandas ee dalkaas laga leeyahay. “Fadlan hadalkayga dhagayso oo dhab u qaado” ayuu yiri wiilkan […]

Continue reading …
Message for women on International Women’s Day

Powerful women World have a message for everyone on International Women’s Day

Continue reading …
BURBURKII SOMALIA IYO DAGAALKII 77 WAXBADDAN KA OGOOW

AMPASADOR: FADUMO ISAK BIHI AHNA GABADHII MAALITAA XORIYADA QAADANAY KA QODBAYSAY AYAA KA SHEEKEYNAYSA

Continue reading …
Warbixin:- Wadooyinka Somaliland Oo An Lahayn Calamadaha Darewalada Haga Iyo Halista Mar Walba
Continue reading …
Soomaalida Oo Kaalmaha Ugu Horreeya Kaga Jirta Dadka Carabta Ah Ee Helay Dhalashada Maraykanka Sannadkii Tagay

Tirokoobyo ay samaysay waaxda Jinsiyadaha ee Maraykanka ayaa lagu soo bandhigay dadka ugu badan ee ka yimid waddamada Carabta ee dhalashada ka helay waddanka Maraykanka sannadkii 2018.  Carabta ugu badan ee Jinsiyadda ka helay Maraykanka ayaa kasoo kala jeeda waddamada 1-Ciraaq (Waxaa helay 8047) 2-Masar (4459), 3-Soomaaliya (3096), 4-Urdun (2332), 5-Marooco (1818). Dadyowga kale ee […]

Continue reading …
Siyaasadda iyo Dhaqanku Maxay Isugu Milmeen ?

Caaqil jaabir ayaa sharaxaya siday igu milmeen siyaada iyo dhaqanku

Continue reading …
Jamashada Dumarka Uurka Leh

Jamashada waxaa caafimaad ahaan loo yaqaanaa”Pregnancy Cravings” waa arrin jirta oo haween badani oo uur leh lagu arko laakiin khuraafaad badan iyo waxyaabo aanan jirin oo caado dhaqameed u badan ayaa lagu daray. Jamashada caadiga ah ee la yaqaano waa in hooyadu ay marka ay uurka leedahay ay jeclaato cunnooyin gooni ah sida jallaatada, barafka, […]

Continue reading …
Qanaacdu Waa Khasnad Aan Dhamaaneyn: Sheekh Maxamed Dirir

Muxaadiro Cusub Fadiilato sheekh maxamed cumar dirir Qanaacada bilaa aadanka

Continue reading …
Somali native gives up American life for military service in his birth nation

It surfaced during his childhood in a typical American suburb setting replete with friends, video games and extracurricular sports.  It lingered in high school with a growing comprehension of his good fortune and a burgeoning understanding of world affairs. It persisted as he entrenched himself in study at the University of Southern Maine and further […]

Continue reading …
Nin xaaskiisa qudha uga jaray Ugaali darteed.

45-jir u dhashay dalakn kenya ayaa xaaskiisa nafta u dhaafsiiyey Soorta Ugalida darteed.

Continue reading …
Maxaa Ka Qabsoomay Heshiiskii DP World Ee Dekedda Berbera?

Sebtember.5-Teedii 2016-kii ayey Magaaladda Dubia ee Dalka Isutaga Imaraatka Carabka Heshiis Ku Kala Saxiideen Somaliland iyo Shirkadda DPWORLD Ee Laga Leeyahay Waddanka Isu-taga Imaaraatkla Carabta. Wefti uu Hogaaminayo Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland oo Xiligaasi ku Sugnaa Waddanka Imaaraatka ayaa Dhinaca Somaliland u Matalayey Heshiiska, Halka Dhanka Dpworld uu Heshiiska u Saxiixay Agaasimaha Shirkadda Sayid Suldaan. Xukuumadii Taladda […]

Continue reading …
Somalia: Overview of U.S. Support to Somalia Economic Development

The United States is proud to support the people and government of Somalia as they seek to create a better tomorrow, including through economic development and job creation. The United States is committed to providing up to $74 million in investment for these programs. This week, U.S. Ambassador to Somalia Donald Y. Yamamoto visited with […]

Continue reading …
Dooda Bbc-da Ee Jimcaha ” Heerka Xoriyada Somaliland “

Doodii galabta Ee bbc-da oo laga doodayay heerka xoriyada somaliland

Continue reading …
Barnaamij Xiiso Leh Dagaalkii Soomalia & oromada & Taariikh Aadan Hore Umaqlin

barnaamijka kan oo laga hadlayo dagaalkii Somalia iyo oromo da

Continue reading …
Jinka Iyo Caalamka Inaga Qarsoon Sh Maxamed Ismaaciil

Daawo Jinka Iyo Caalamka Inaga Qarsoon oo uu ka warramayo Sh Maxamed Ismaaciil

Continue reading …
Sheekh Mustafe: Waa Kuma Hogaamiye?

Sheekh Mustafe oo ku dheeraaday Hogaaminta Waxaanu wax ka sheegay Maaraynta Lafteeda, Iyagoo labadaasi Faraq u dhexeeyo iyo waliba tafaasiil kasii balaadhan intaasi daawasho wanaagsan.

Continue reading …
GM East Africa: Herssociate – Educating a girl Child

Good Morning East Africa Hargiesa Somaliland , Educating a Girl Child

Continue reading …
Maxaad Ka Ogtahay Midawyadii Dhexmaray Waddamada Carabta, Mid Ka Mid Ah Ayaa Jiray Muddo Ka Yar 24 Saacadood,

Markii uu gumaystuhu ka kacay dhulka Carabta, waxaa jirtay laydha midawga iyo isu tagga, iyada oo shucuubta walaalaha ah ee ku dhaqan waddamadaasi ay aad ugu heelanaayeen inay yeeshaan dal iyo ciidan midaysan si ay u helaan quwad. Haddaba waxaan halkan idin kula wadaagi doonaa isku dayadii waddamada Carabtu ku doonayeen midnimada: 1-Midawgii Haashimiga ee […]

Continue reading …
Wali Ma aragtay Jaamuus Libaax Wadhfinaya/ Warfinaya

halkana ka daawWali Ma aragtay Jaamuus Libaax wadhfinaya/Warfinayao

Continue reading …
Daawo Geel lagu eryanayo diyaarado iyo dhibaatada haysata

Daawo Geel lagu eryanayo diyaarado iyo dhibaatada haysata

Continue reading …
Nin iyo libaax isu baxay iyo wixii ka dhacay

Daawo Nin Ku dhiiraday in uu isaga oo gurguuranaya libaax u baxo:

Continue reading …
Dooddii Falaqaynta Miisaaniyadda Somaliland ee 2019 iyo Siraha Fashilmay, Iyo Su’aalihii ugu adkaa oo la waydiiyey wasiir Sacad Cali Shire

halkan ka daawo Dooddii Falaqaynta Miisaaniyadda Somaliland ee 2019 :

Continue reading …
FalanQaynta Toddobaadka Oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Somaliland

Shacabka Somaliland ayaa ka Warbixinaya halka uu dhaqaalaha somaliland marayo ayagoo ka kala bixiyay rayiyo kala duwan

Continue reading …
Saynisyahankii Pakistan U Sameeyey Nukliyeerka Iyo Sababtii Uu Maraykanku Isaga Indho-Tiray Dhaqdhaqaaqyadiisa Iyo Damaca Pakistan

Cabdiqadiir Khaan Waxa uu ku dhashay dalka Hindiya sannadkii 1936 xilligaas oo uu Ingiriisku gumaysanayey dalkaas. Balse Isaga iyo qoyskooda ayaa u guutay Pakistan markii ay ka go’aday Hindiya sannadkii 1948. Shahaadada Heerka Saddexaad (PHD) gaar ahaan qaybta Injineerinka ayuu ka qaatay Jaamacad ku taalla Belgium sannadkii 1972, intaa kaddib waxa uu ka shaqo galay […]

Continue reading …
Faarax Murtiile aya maanso cajiiba ugu jawabay shacabkii somaliland ee ka xumaaday gabaygi uu garowe ka tiriyay

Kuwa QaylinayeeQabta Faarax lahoow Qalad ba fahanteeneQarankay waxma yeelin Qofkastoo is bidaaya Anigaa Qarankayga Uga sii QotadheerooSomaliland Qarankayga.Inay Qoon- yarigaadhoQudhaydaan ogolaynooQoorgooyaan ka xigye. Anigaa QarankaygaQodax saydha ka dhawra .Anigaa QarankaygaQilaafkiisa daweeya.Somaliland QalbigaygaWaa Quluubtiyo maanka Hooyadaydii i QaadiyoQaaydkii laygu xanbarshayooInaay Qoon yari gaadhoQundhaydaan ogolayneQajilaan idin leeyahay. Qudbadayduna maaha Midaan Qoomay hankooda Waa midaan Qarankayga Ugu qiil daydayaayaye Kuwa Qaaqda guraaye Qabta Faarax lahoowilmada,aad QubaysaanaWayska […]

Continue reading …
Daawo Geel Badda dhex-dabaalanaya

halkan ka daawo geel badda dhex mushaaxaya:

Continue reading …
Daawo Rag shan geel ah ka dul-boodaya

Daawo Rag shan geel ah ka dul-boodaya

Continue reading …
Page 1 of 3123