Home » Entries posted by faarax
Entries posted by rooble
Halkuu Ku Danbeeyay Khilaafkii Dhinaca Ganacsiga ee u dhaxeeyay usa iyo china

Halkuu Ku Danbeeyay Khilaafkii Dhinaca Ganacsiga ee u dhaxeeyay usa iyo china

Waxa sii xoogaysanaya khilaafka u dhaxeeya maraykan iyo shiinaha ee dhanka ganacsiga

Kenya imposes ban on unaccompanied cargo from Somalia

Kenyan aviation authorities Wednesday banned unaccompanied luggage on aircraft from Somalia, and insisted all planes should land at Wajir Airport for security checks. In a letter sent to Somalia, the Ministry of Foreign Affairs said security and aviation agencies in Nairobi reversed the directive on direct flights between the two cities because Mogadishu had flouted […]

Continue reading …
Xildhibaan Sakariye oo Si Adag uga Hadlay Damaca Kenya iyo itoobiya ee Dalka Soomaaliya.

Xildhaabanka ayaa ka hadlay qariradii tijaabada ahayd ee ayaamihii u danbeeyay haysatay baraha bulshada

Continue reading …
DegDeg Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ganacsatada Waawayn Ee Dalka Ku Eedeeyay In Aanay Bixin Cashuurta

wasiirka arimaha gudaha ayaa maanta hortay golaha guurtidada ayaa warbixintan ka hor sheegay

Continue reading …
Madaxwaynaha Jabuuti oo Isku Shaandheeyay Xukuumaddiisa.

madaxweyne geele ayaa wasiiro cusub iyo wasiiro hore uga tirsanan jiray xukumadiisa dib u soo celiyay

Continue reading …
Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Oo Adeeg Casriya Soo Kordhisay

shirkada telesom ayaa soo kordhisay app ay ku soo goobtay adeegyada ayad bixisi shirkadu iyo whatapps chat ay samaysay shirkadu markii ugu horayay

Continue reading …
Somaliland Oo Xaalad Degdeg Ah Ku Soo Rogtay Deegaano Ka Tirsan Sanaag

afhayeenka madaxtooyada somaliland ayaa sheegay in madaxweyne muuse biixi xaalad degdaga lugu soo rogay mudo sadex bilood ah

Continue reading …
Khudbadii Hogaamiye Xirsi Ee Wadahadlada Somaliland iyo Somalia

Waxa ka hadlay wadahadala somaliland iyo somaliya Hogaamiyaha xisbiga muraacadka ah Ee wadani Mudane Xirsi xaaji cali xasan isagoo iftiimiyay muhiimada ay leeday in la wadahadlo .

Continue reading …
Xisbiga Wadani Oo Dhaliilo Culus Usoo Jediyay Madaxweyne Biixi Iyo Xukumada

afhayeen xisbiga wadani oo ku Sugan gobolka awdal ayaa dhaliilay saami qaybsiga beelaha somaliland iyo arimo badan oo kale.

Continue reading …
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo Ay Tababartay Dawladda Turkiga

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta tababar usoo xiray ururka Gorgor oo qayb ka ah ciidanka Kumaandoosta ee DANAB. Ururka Gorogor oo ah ururka koowaad ee DANAB ee Turkigu tababaraan, qaybna ka ah shan kun oo ciidan ah oo dawladda Soomaaliya ay kula heshiisay dawladda Turkigu in ay u tababarto, […]

Continue reading …
Siyaasi Adan Ruush Oo Madaxwynaha Somaliland Ugu Baaqay Inuu Ilaaliyo Midnimada Umada

Siyasiga ayaa sidoo kale ka hadlay in la yareeyo xafladaha loo sameeyo xaflahada SNM

Continue reading …
Trump continues attacks on Muslim congresswoman after death threats

U.S. President Donald Trump continued to attack a Muslim congresswoman on Monday, even after she reported receiving an increase in death threats following previous messages targeting her. Trump on Friday tweeted a video of Representative Ilhan Omar giving a speech about the treatment of Muslims after the September 11, 2001 attacks, spliced with images of […]

Continue reading …
Live: Pictures of Paris’s iconic Notre-Dame Cathedral on fire

Paris’s iconic Notre-Dame Cathedral on fire

Continue reading …
Wasiirka Warfaafinta Ahna Afhayeenka Xukumada Somaliland Oo Kahadlay Arinta Ganacasade Geele

Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in aan ganacsadaha hantidiisa isagoo ka hadlay arimo badan

Continue reading …
Afhayeenka Ganacsade Axmed Cismaan Geele Oo Si Qoto Dheer Uga Hadley Dacwada Jabuuti

Dawlada u dhaxaysa ganacsade ahmed cismaan geele ayaa iyo dalka jabuuti ayaa si faafasan uga hadlay afhayeen gacansade inaga geele

Continue reading …
Car bomb explodes at restaurant near police academy in Somali capital

A car bomb exploded at a restaurant near the police academy in the Somali capital on Thursday evening, police said, the latest in a string of attacks in the city. “A car bomb parked at a restaurant exploded. The restaurant is behind the police academy. So far we do not know the casualties,” Major Mohamed […]

Continue reading …
Hadalki ugu Dambeeyey Duuliyihi Diyaaradda Itoobiya ee burburtay

Warar dheeraad ah oo ku saabsan diyaaraddii burburtay ee ay lahayd shirkadda diyaaradaha Itoobiya ayaa sheegaya in la helay xog ku saabsan xaaladdi ugu dambeysay ee duuliyaha diyaaradda. Burburki diyaaradeed ee sababay dhimashada 157 qof oo diyaaradda saarneyd waxaa loo sababeeyey iney diyaaradda cillad habka duulista ah ay la soo deristay kaddibna uu dab ka […]

Continue reading …
Wasiirka Cusub Ee gaashandhiga Somaliland Ayaa Ka Waramay Sida uu Maamuli Doono Wasarada.

Wasiirkii hore Ee cadalada Ee loo badalay wasiirka gaashandhiga somaliland ayaa ka warbixiyay qaabkii u wajihi lahaa puntland iyo arimo badan oo kale …

Continue reading …
Wasiirka Maaliyadda oo Kormeeray Goobaha ay ka socdaan Diiwaan Gelinta Ciidamada Qalabka sida

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kormeeray goobaha ay ka socdaan Diiwaan gelinta Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, si loo dardar galiyo diiwaan gelinta Ciidanka. Wasiir Beyle ayaa sheegay in muhiim ay tahay in dib u habeyn lagu sameeyo Ciidamada qalabka sida iyo Waaxyaha Amniga,taasi oo uu xusay in […]

Continue reading …
Khudbadii Maxamuud Xaashi Ka Jeediyey Doodii CPA Ee Isbdelka Geeska Africa

Waxa khudbad taariikhi ah xalay ka jeediyay CPA Wasiirkii hore ee madaxtooyada somaliland maxamuud xaashi

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Shacabka DDS oo Lagu soo dhaweeyey Jigjiga

ahmed Shide Gudoomiyaha Xisbiga DDS ayaa Shacabka Jigjiga uga mahadcaliyay sida fican ee u soo dhaweeyayn

Continue reading …
“Madaxwaynuhu sharciga kama sareeyo cid kasaraysaana ma jirto” Gud Doorashooyinka somaliland

Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka somaliland oo maanta arimo badan ka hadlay

Continue reading …
Is China’s fishing fleet taking all of West Africa’s fish?

The BBC investigates illegal and unsustainable fishing off the west coast of Africa to find out how one of the most fertile ecosystems on earth has been pushed to the brink.

Continue reading …
Qarax Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo ka Dhacay Muqdisho.

Qarax ayaa goordhawad ka dhacay magalada muqdisho inta u dhexaysa isgoska kilomitir 4…..

Continue reading …
Xeer ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Arrimo Badan

Waxa jiray ayaami danbeeyay in somaliland loo xidhay masuulo musuq maasaq lagu soo eedayay waxana ka warbixiyay xeer ilaaliyaha guud ee somaliland

Continue reading …
Madaxweynaha Jubbaland oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Jubbaland ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyay Xubno ka tirsan golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay hor kacayaan Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye iyo Wasiirka Amniga Mohamed […]

Continue reading …
Theresa May: Ma Jiri Doono Cod Sadexaad Qorasha Brexit

Theresa May has ruled out a third Commons vote on her Brexit deal on Tuesday. She tells MPs there is not enough support in Parliament at the moment for another meaningful

Continue reading …
Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Cabasho U Gudbiyey Baarlamaanka Somaliland

Gudoomiyaha baarlamanka somaliland ayaa kulan la qaatay golaha degaanka burco , ka dib cabashada cashuurta

Continue reading …
“Waxaanu Uga Digeynaa Shirkadaha Isgaadhsiinta Iney Sameystaan Ateeno Cusub” Xukumada Somaliland

Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland ayaa ka warbixiyay shirkado lagala noqday ruqsadii liisanka

Continue reading …
Xidhiidhka ka dhaxeeya Deegaanka iyo Qofka – Barnaamijka Kobcinta Aqoonta

Barnaamijka Kobci Aqoontada oo todobaadkan ka hadlaaya Deeganka Qofka

Continue reading …
New Zealand’s Prime Minister Jacinda Ardern says ‘We are one’ at Friday prayer gathering

New Zealand Prime Minister Jacinda Ardern told a crowd of thousands that “New Zealand mourns with you” as the call to prayer rang out over Christchurch, one week after terror attacks left 50 people dead

Continue reading …
Somali troops pull ditch bases over payment defaults

In Somalia, security concerns have been raised following the pullout of government troops from army bases after a payment dispute. In the southern part of the country, troops are complaining over lack of stipends and food rations.

Continue reading …
Al jasiira Oo Tirtirtay Warbixin Uu Dhawaan Ka Baahiyey Shirkada Dahabshiil Group

shirkada dahabshiil oo la xidhiidhay al jasiira ayaa ku guulaysay in laga jaro qaybtii ka hadlay shirkadu in ay ku fal leeday dagaalka badaha ee geeska Africa

Continue reading …
Shirka Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Siyaasada Shaqaalaha Rayidka ah

Shirkii golaha wasiirada somaliland ayaa lugu ansixiyay siyasada shaqalaha rayidka ah iyo ayadoo laga dooday in la horkeeno wasiirada xeerka dhulka ee wasarada hawlaha ..

Continue reading …
Report alleges U.S. military committed human rights violations in Somalia

A report by Amnesty International is accusing the U.S military of committing human rights violations in Somalia. The report pointed to evidence of a number of civilian casualties in recent U.S strikes targeting Al-Shabaab in the country. From Mogadishu,

Continue reading …
Raysal Wasaare Kheyre “Askari walba Mushaarkiisa Aniga Haleyga Soo Doono”

Raysal Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Kheyre waxaa uu sheegay in wali qeybo kamid ah dalka ka socoto diiwaan galinta Ciidanka Xoogga dalka kuwa sidda rasmiga ah loo diiwaan galiyey ay heleen xaquuqdooda oo dhameystiran. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in kuwa aanan wali marin tirakoobka Ciidanka lasiin doono xuquuqdooda marka diiwaan galintu soo dhamaanto. “Maalmahan waxaa […]

Continue reading …
BANDHIGA DHAQANKA IYO GANACSIGA AH OO LAGU QABTAY MAGAALADA ISTANBUL EE DALKA TURKIGA.

Bandhigan ayaa waxa lugu soo bandhigayay dhaqanka carabta iyo turkida ayaado somaliyana si gaar ah lugu soo casuumay bandhiga

Continue reading …
US politics divided over the New Zealand terror attacks

US politics has been riveted but divided by discussions around the New Zealand terror attacks

Continue reading …
Khudbadii Madaxwayne Ismail Omer Gelleh

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ayaa shacabka Somaliyeed u jeediyay khudbad uu kaga hadlay dhinacyo badan.

Continue reading …
Shirka Tubta Horumarinta Dhaqaalaha Oo Looga Hadlay U Diyaar Garowga Kulanka Bankiga Iyo Hay’adda Lacagta Adduunka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta horumarinta dhaqaalaha oo looga hadlay qorshaha dawladda Soomaaliya ay ugu diyaar garoobayso ka qayb galka shirka sannadlaha ah ee ay wada qabanayaan Bankiga Adduunka iyo Hay’adda lacagta Aduunka (IMF). Wasiirka Maaliyadda XFS, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, oo ka war bixiyay […]

Continue reading …
Wasiirka Beeraha Somalia oo dhigiisa Dalka Qatar kala Hadlay Iskaashiga Dhanka Beeraha ee Labada Dal

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo howlo shaqo u tegay magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa halkaasi waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin kala duwan oo uu ka mid ahaa Wasiirka dowladaha Hoose deeganka iyo beeraha ee dalka Qatar Cabdullahi bin Abdulaziz bin Turki. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay […]

Continue reading …
Wasiirka Biyaha oo Shaaciyay wakhtiga ay Bilaabayaan olole Biyo Dhaamis ah

Wasiir Saleeban Cali Koore ayaa sheegay goorta la bilaabo ololaha biyo dhaamiska …

Continue reading …
Wasiir abgaal”Madaxweyne Farmaajo Wanu Wada Hadalay Madaxweyne Biixi Waxan Leyahay”

Ex.Wasiir Maxamed abgaal ayaa sheegay in wada hadleen madaxweynaha somalia iyo wixi ay ka wada hadleen

Continue reading …
KAAMA FILEYN FULL FILM

Film Afsomali ah Oo Xiiso Gaar ah Leh

Continue reading …
Xisbiga Ucid Oo ka Hadlay Dhismayaal Laga Dhisayo Magaalada Hargeisa

Xisbiga Mucaaradka ah Ee Ucid ayaa ka hadlay dhismaayal sharci daro ah oo laga dhisaayo magaalada hargeisa

Continue reading …
Xisbiga waddani oo Shaaciyay Inay kalsoonidii kala noqdeen Dallada dhalinyarada Sonyo

Hogaanka Garabka dhalinyarada Ee Wadani ayaa sheegay in ay kalsooni kala noqdeen dalada dhalinyarada Ee sonyo iyo sababta…

Continue reading …
Page 1 of 9123Next ›Last »