Home » Entries posted by khadar
Entries posted by Khadar
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo heshiis kala saxeexday

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo heshiis kala saxeexday

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis mashruuc dib loogu dhisayo wadooyinka gobolada iyo Muqdisho isku xira oo ku kacaya 60 milyan oo Euro. Heshiiskan ayaa waxaa maanta wasa saxiixday wasiirka Qorshaynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya Jamal Maxamed Xasan, iyo safiirka midawga Yurub ee Soomaaliye Mr. Nicolas Berlanga […]

Waddamada Soddonkii Ramadaan Soomay ee Arbacada Ciidaya

Tiro ka mid ah waddamada islaamka iyo Carabta ayaa maanta oo salaasa ah ciiday, halka ay kuwo kalena ku dhawaaqeen in Salaasada maanta ah tahay dhammaystirkii Ramadaan Ciidduna ay Arbacad Barrito ku beegan tahay. Waddadama Salaasada maanta ciiday waxaa ka mid ah, Qadar, Sacuudiga, Kuwayt, Baxrayn, Imaaraatka, Yemen, Aljeeriya Iyo Sunniyiinta Ciraaq. Turkiga ayaa mar […]

Continue reading …
Suudaan: Guddoomiyihii Khartuum oo Iscasilay

Suudaan: Waxaa is-casilay guddoomiyaha Khartuum Mustafa Warraaq, isaga oo ka biyo-diiday qaabkii ay ciidamada Suudaan ula dhaqmeen dadkii dibad-baxyada ka dhigay caasimadda Khatruum oo sababay dhimashada 35 ruux. Kooxaha Mucaaradka Suudaan ayaa diiday qorshe uu golaha Ku-meel-gaadhka ah ee milatariga ku doonayo in doorasho lagu qabto muddo 9 bilood gudahood ah. Qaar ka mid ah […]

Continue reading …
Liis sir ah: Kenya ‘oo dalkeeda ka mamnuuceysa siyaasiyiin badan oo Soomaali ah’

Dowladda Kenya ayaa diyaarisay liis ay ku qoran yihiin magacyada 66 sarkaal oo Soomaali ah, kuwaasoo ay ka mamnuuci doonto inay soo galaan dalkeeda. Tallaabadan ayaa noqoneysa tii ugu dambeysay ee salka ku heysa muranka labada dal u dhaxeeya ee ku saabsan xuduudda badda, sida ay ku warrameen qaar kamid ah warbaahinta maxalliga ah ee […]

Continue reading …
Wiil Ku Dhintay Danab Uu Sababay Roob Ka Da’ay Degmada Sallaxlay

Guddoomiyaha gobolka maroodi jeex Jaamac Xaaji Axmed ayaa xaqiijiyey in wiil yar oo 14 jir ah uu ku geeriyooday danab ku haleelay miyiga dagmada Sallaxlay. Guddoomiyaha oo la hadlay Tv-g Horn Cable ayaa waxaa hadalladiisii ka mid ahaa:” 24-kii saacadood ee u dambeeyey roobab mahiigaan ah ayaa ka da’ayey guud ahaan dalka Somaliland gaar ahaan […]

Continue reading …
Sacuudiga iyo Imaaraadka oo cambaareeyey go’aanka Qadar

Sacuudi Carabiya ayaa maanta ku dhalleeceysay Qatar diidmadeeda natiijadii kasoo baxday wada-hadalladii ku saabsanaa xiisadda gobolka iyo Iran ee dhowaan ka dhacay magaalada Makkah, halka Imaaraadka ay ku eedeeyeen Doha inay dib uga guratay natiijada shirka. Qatar oo ka qeyb-gashay kulamo saddex maalmood socday oo ka dhacay magaalada barakeysan ayaa axaddii ku gacan seertay qodobada […]

Continue reading …
Suudaan: Khasaaraha Rabsshado dhex-maray dibad-baxyaasha iyo Milatariga

Warar kala duwan ayaa sheegaya in rasaas laga maqlay fadhiisinka mudaaharaadayaasha Suudaan ee ku yaalla badhtamaha magaalada caasimadda ah ee Khartuum. Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa telefeshinnada Carabiga ku hadla ayaa sheegtay in laamaha ammaanku ay galeen goobta ay mudaaharaadayaashu fadhiyaan. Dadka xuquuqda aadanaha u dooda ayaa sheegay in tallaabadaas lagu doonayo in […]

Continue reading …
Maraykanka oo dabacsanaan u muujiyay Iiraan

Wasiirka arrimaha dibadda Maraykanka, Mike Pompeo, ayaa sheegay in Marakanku diyaar u yahay wadahadallo uu Iiraan la yeesho oo bilaa shuruud ah. Pompeo ayaa hadalkaa ka sheegay dalka Switzerland oo uu booqasho rasmi ah ku marayo, dalkaas oo danaha Maraykanka wakiil uga ahaa Iiraan tan iyo sannadkii 1979. Hadallada Pompeo ayaa u dhadhamayay sidii kuwo […]

Continue reading …
Ujeeddada Safar uu Madaxweynaha Soomaaliya ku tagay Addis Ababa

Madaxweynaha dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaa garoonka diyaaradaha Bole ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya. Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka soo kicitimay magaalada Makkah Al-Mukarama, halkaasoo ay uga qeyb galeen shirarka Hoggaamiyeyaasha Jaamacadda Carabta iyo kuwa Iskaashiga Islaamka. Socdaalka Madaxweyne Farmaajo […]

Continue reading …
Nin magaca boqortooyada Sacuudiga dadka ku baadhan jiray oo xabsi la dhigay

Sanada badan ayuu Anthony Gignac ku noolaa nolol boqortooyo oo raaxa leh. Waxa uu soo xirtay dahab qaali ah, waxaa uu raaci jiray diyaarado qaas amaba gawaari ay ku xiran yihiin tarikooyinka diblomaasiyiinta. Waxa uu sidoo kale isugu yeeri jiray “Sulaadaan”. Balse ugu dambeyn Jimcihii ayay soo afjarantay sheekadisii sheegashada amiirnimada. Garsoore jooga magaalada Florida […]

Continue reading …
Shiinaha oo Ka walaacsan   Dagaal Dhex-Mara Isaga Iyo Maraykanka

Wasiirka difaaca ee shiinaha Wei Fenghe ayaa Maraykanka ku cambaareeyey tallaabada uu ku taageeray madax-bannaanida Taiwan, iyo hawl-gallada uu ka wado badda Koonfureed ee Shiinaha oo la isku haysto, Balse wasiirku waxaa uu sheegay in dagaal dhexmara labada waddan uu masiibo horseedi karo. Mar uu Wei Fenghe hadal ka jeedinayey shir dhinaca ammaanka ah oo […]

Continue reading …
Maxaad Ka Taqaanaa Sooyaalka Taariikheed Ee Dalka Myanmar Ee Lagu Xasuuqo Muslimiinta Rohingya?

Myanmar ama Burma waa mid ka mid ah dawladaha Koonfur Bari Eeshiya, waxaa kaga teedsan jihada Waqooyi ilaa Waqooyi Bari Waddanka Shiinaha (China), Koonfur ilaa Kuunfur Barina waxaa ka xigta laos iyo Thailand, Jihada Galbeedna waxa ka xiga Badda Andaman iyo gacan biyoodka Bengal. Waqooyi Galbeedna waxaa ka xiga Bangladesh iyo Hindiya. Waxaa u Caasimad […]

Continue reading …
Mareykanka oo Axmad Madoobe kala hadlay siyaasadda iyo amniga Soomaaliya

Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Y. Yamamoto ayaa toddobaadkan booqasho ku tagay magaalada Kismaayo, waxaana uu la kulmay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Madoobe”, sida ay sheegtay dowladda Mareykanka. Ajandeyaashii lagu gorfeeyay kulankaas waxaa ka mid ah arrimaha siyaasadda qaranka, nabadda iyo amniga. Qoraal lasoo dhigay bogga Facebook-ga ee uu leeyahay howlgalka Mareykanka ee […]

Continue reading …
Safaaradda Maraykanka Ee Dalka Honduras Oo Dab La Qabadsiiyey

Dad gadoodsan ayaa dab qabadsiiyey afaafka hore ee safaaradda Maraykanka ee dalka Honduras, iyaga oo ka cadhooday taageerada uu maamulka Trump u fidiyey madaxweynaha dalkooda Juan Orlando Hernandez oo ay dalbanayaan in uu Iscasilo. Mucalimiin, shaqaalaha caafimaadka iyo arday ayaa iskugu soo baxay waddooyinka magaalada Tegucigalpa iyaga oo ka soo horjeestay warar sheegaya in xukuumadda […]

Continue reading …
Ma Dhabbaa In Kuuriyada Waqooyi Ay Dishay Ninkii Soo Qabanqaabiyey Shirkii Trump Iyo Hoggaamiyahooda

Wargays ka soo baxa Kuuriyada Koonfureeda ayaa sheegay in xukuumadda Kuuriyada Waqooyi ay dishay danjiraheedii khaaska ahaa ee Maraykanka kaddib markii uu guul-darro ku soo dhammaaday kulankii ugu dambeeyey ee madaxweynaha Maraykanka iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ku wada yeesheen caasimadda Vietnam ee Hanoi. Wargayskan oo lagu magacaabo “Chosun Ilbo” ayaa intaa ku daray in danjire […]

Continue reading …
Being Single Is Now a Disability, According to the World Health Organization

According to the Telegraph, the World Health Organization will change its definition of disabilities to classify people without a sexual partner as “infertile.” The controversial new classifications will make it so that heterosexual single men and women, as well as gay men and women who are seeking in vitro fertilization to have a child, will receive […]

Continue reading …
Shiinaha Oo Lagu Eedeeyey In Uu Xasilooni Darro Ka Abuurayo Qaaradda Aasiya

Ku-simaha wasiirka difaaca Maraykanka Patrick Shanahan ayaa Shiinaha ku eedeeyey in uu masuul ka yahay dhaqdhaqaaqyo taxane ah oo xasilooni darro ka abuuraya qaaradda Aasiya sidoo kalena sii kicinaya xurgufta u dhaxaysa labada waddan ee ugu dhaqaalaha badan adduunka. Shanahan oo ka hadlayey shir wasiirrada difaaca ee gobolka ugu qabsoomay dalka Singapore ayaa ayaa xulafada […]

Continue reading …
Galkacyo: Sarkaal ka Tirsanaa QM oo la Dilay

Koox hubaysan ayaa xalay fiidkii magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ku dilay wakiilkii dhinaca amniga ee hay’adaha Qaramada Midoobay ee Galmudug oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Khayre, kuna magac dheeraa Fiimto. Marxuumka ayaa la dilay xilli uu kasoo baxay masjid uu saaladda Taraawiixda kusoo tukaday waxaana dad goobjoog ahaa ay sheegeen in labo oo […]

Continue reading …
Seddax arrimood oo cajiib ah oo Uhuru Kenyatta uu sameeyay markii uu masaajidka galay

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa xalay gudaha u galay masaajidka Jamia oo ah kan ugu wayn Kenya ee la dhisay 1925-tii. Madaxweynaha ayaa la afuray Muslimiin badan oo isugu tagay Masaajidka. Balse dowladdiisa waxaa horey loogu eedeeyay in Muslimiinta ay bartilmaameedsanayaan iyadoo adeegsanaysa “argagixiso la dagaallan”. “Markii ay dhibaato dhacdo, ma aysan geysan Muslimiin ama […]

Continue reading …
Waa Kuma Ergayga Cusub Ee Qaramada Midoobay U Magacawday Soomaaliya?

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa wakiilkiisa gaarka ah ee Soomaaliya u magacaabay James Swan, oo ah diblomaasi u dhashay dalka Maraykanka. Mr Swan ayaa sidoo kale loo xushay inuu noqdo madaxa xafiiska qaramada Midoobay ee ka howl gala Soomaaliya. Ninkan ayaa baddali doona danjire Nicholas Haysom oo u dashay dalka Koonfur Afrika, […]

Continue reading …
Nin La Aasi Waayey Ilaa Uu Wiilkiisa Madaxweyne Noqday

Muddo laba sano ah oo dib loo dhigay, maydka aabaha madaxweynaha Congo ayaa ugu dambayntii lagu duugay meeshii uu ka soo jeeday. Etienne Tshisekedi oo ahaa mucaarad rugcadaa ah jirayna 84 sano ayaa ku geeriyooday Belgium bishii Febraayo 2017-kii. Balse maydkiisa ayaa lagu hakiyey Brussels iyada oo la sheegay inuu xumaa xidhiidhkii ka dhexeeyey madaxweynihii […]

Continue reading …
Amiirka Qadar Oo Ka Baaqday Shir Makka Ka Furmay

Waxaa maanta ka furmaya magaalada Barakaysan ee Makka 3 Shir oo ay ku baaqday boqortooyada Sacuudigu. Habba in kasata oo boqorka Sacuudiga uu shirkaas ku martiqaaday madaxda Carabta oo uu ka mid yahay Amiirka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamd Aala Saani, haddana sida ay wararku sheegayaan waxaa dalka Qadar ugu qayb-gelaya ra’iisal wasaare Cabdulahi Bin […]

Continue reading …
Ra’iisal Wasaaraha Dalka Papua New Guinea Oo Is-casilay

Ra’iisal wasaaraha dalka “Papua New Guinea” Peter O’Neill ayaa is-casilay kaddib toddobaadyo uu dalkaasi hadheeyey jaha-wareer siyaasadeed kaas oo horseeday inuu waayo kalsoonida baarlamaanka. Xildhibaannada xukuumadda taageersan ayaa wali ku rajo weyn in ay awoodda dalka gacanta ku sii hayaan. Peter O’Neill ayaa aad loogu sacabeeyey markii uu is-casilaaddiisa kaga dhawaaqay baarlamaanka hortiisa. Is-casilaaddiisa ayaa […]

Continue reading …
Siyaasi Si Weyn Uga Muuqdo Masraxa Siyaasadeed Ee Britain Iyo Midowga Yurub Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay In Ay Aqoonsato Somaliland

Nigel Farage waa siyaasi si weyn uga muuqdo masraxa siyaasadeed ee Britain iyo Midowga Yurub. Wuxuu waday olole ballaadhan oo uu Ingiriiska kaga baxayo Midowga Yurub, waxaa uu ka mid yahay dadkii gadhwadeenka ka ahaa aftidii ka bixidda Britain ee Midowga Yurub. Nigel Farage waxaa uu kasoo horjeeda siyaasadda reer Yurub, inkasta oo dhawaan loo […]

Continue reading …
Itoobiya: Somaliland iyo Puntland waxaan u aqoonsannahay inay hoostagaan Soomaaliya

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya oo ka hadashay arrintan ayaa sheegtay in ay aqoonsan tahay madaxnbannaanida Soomaaliya. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya, Nebiyat Getachew, ayaa BBC u sheegay in “Puntland iyo Somaliland ay u aqoosan yihiin in ay hoostagaan dowladda federaalka ee Soomaaliya”. “Waxaan safaarad ku leenahay Muqdisho. Somaliland iyo Puntland waxaan ku leenahay […]

Continue reading …
Dawladda Soomaaliya Oo Si Degdeg Ah Ugu Yeedhay Safiirradeeda Suudaan Iyo Masar, Safiir Cusubna U Magacawday Sacuudiga

Dawladad Soomaaliya aya maanta muddo toddobaad ah ugu yeedhay inay dalka ku soo galaan safiirrada Soomaaliya u fadhiya dalalka Suudaan iyo Masar. Ma jirin faahfaahin laga bixiyay sababta loogu yeedhay sida dhaqsada ah inay dalka u soo galaan labada danjire ee dalalka Suudaan iyo Masar u fadhiya Soomaaliya. Balse u yeedhista safiirka ayaa ku soo […]

Continue reading …
Ethiopia apologizes for map that erased neighboring Somalia

ADDIS ABABA, Ethiopia — Ethiopia’s foreign affairs ministry has apologized for a map of Africa that erased neighboring Somalia. Spokesman Nebiat Getachew said in a statement on Tuesday an investigation had begun into how the map was posted on the ministry’s website over the weekend. He said the map was removed immediately after it was […]

Continue reading …
Maxay 93 sano jirtan u baraneysaa duuliyenimada?

Jaceylka ay Mollie Macartney uqabto diyaradaha wuxuu soo bilawday xilligeedii dagaalka, haddana waxay noqotay duuliye waxayna dooneysaa in gabadha 12 sano jirka ah ee ay ayeyada utahay ugudbiso jaceylka ay uqabto dalxiska iyo diyaradaha. Maalin ay hawada daganeyd cirkana uu daruuro lahaa, ayaa Mollie oo 93-jir ah, waxay taagneyd garoon udhaw London ayadoo isu diyaarineysa […]

Continue reading …
Ciidamada Masar oo lagu eedeeyey xadgudubyo

Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka Masar ay xadgudubyo baahsan oo ka dhan ah shacabka, ay ka gaysteen jasiirad la moodda Sinai, kuwaas oo qaarkood u dhigma dambiyo dagaal. Hay’adda ayaa ugu baaqday dalalka caalamka inay joojiyaan taageerada ay siiyaan ciidamada Masar. Ciidamada dhulka iyo cirka Masar ayaa koox […]

Continue reading …
Itoobiya oo dal ahaan u diiwaan galisay Somaliland

Dawladda Itoobiya ayaa mar kale soo jiitadatay indhaha Soomaalida ka dib markii Somaliland u diiwaan galisay dal ahaan. Barta rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa dal ahaan u diiwaan galisay Jamhuuriyadda Somaliland. Arrintan ayaa imaanaysa maalmo uun ka dib markii dawladda Itoobiya ay daabacday khariidad muujinaysa iyo Itoobiya iyo Soomaaliya ay hal […]

Continue reading …
Ilhan Omar wants to change US foreign policy from ‘the perspective of a foreigner’

Washington – U.S. Rep. Ilhan Omar has aggressively pursued a foreign policy legacy in her first five months in office, drawing sharp blowback from the Trump administration as she seeks to be a prominent voice on world affairs. The Somali-born Minnesota Democrat, saying she brings “the perspective of a foreigner” to her new role, believes that […]

Continue reading …
Puntland oo xiriirka u jartay dowladda Federaalka

Dowlad-gobolleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay hakisay wadashaqeyntii kala dhaxeeysay xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyadda Puntland ayaa lagu sharraxay qodobbadii soo dedejiyey burburkii shirkii Garoowe, kaasoo qabsoomay horraanta bishan. Qodobbada dhaliyay inuu shirka ku dhammaado iyada oo aan natiijo laga gaarin ayaa isugu jiray; xukuumadda oo diidday joojinta […]

Continue reading …
Ra’iisal Wasaarihii Ugu Da’da Yaraa Madaxda Caalamka Oo Xilkii Laga Xayuubiyey

Baarlamaanka dalka Austria ayaa kalsoonidii kala noqday ra’iisal wasaariha dalkaasi Sebastian Kurz oo ahaa hoggaamiyihii ugu da’da yaraa caalamka. Xisbiga ay xulafada yihiin ee Freedom Party iyo xisbiga mucaaridka ayaa taageeray xil-ka-qaadistiisa. Sebastian Kurz ayaa waxaa galaaftay fadeexad ka dhalatay muuqaal muran abuuray oo hore u galaaftay Ku-xigeenkiisii  sidoo kalena ahaa hoggaanka xisbiga Midigta Fog […]

Continue reading …
Shaqo-Joojin ka bilaabmatay dalka Suudaan iyo Saamaynta Ay yeelatay

Mudaaharaadayaasha dalka Suudaan ayaa ku baaqay shaqo joojin dalka oo dhan ah, taas oo socon doonta 48 saac ee inagu soo aadan, iyaga doonaya in ay caddaadiska ku sii badiyaan milatariga si ay xukunka ugu wareejiyaan xukuumad rayid ah. Wadahadalladii labada dhinac ayaa la isku mari waayay kaddib markii lagu heshiin waayay qaabka loo marayo […]

Continue reading …
Somaliland oo sii daysay ‘maxaabiis ay Puntland ka haysay’

Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Cafis Madaxwayne Waxa uu u fidiyay maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalkii ciidamadda somaliland iyo kuwa maamulka Puntland ku dhex maray deegaanka tukaraq. Afhayeenka Madaxwaynaha Maxamuud Warsame Jaamac oo saxaafadda kula hadlay xarunta madaxtooyadda ayaa Sheegay in sababta loo sii daayay ay tahay sidii deegaankaasi uga dhalan lahayd nabad […]

Continue reading …
Shan dabeecadood oo haweenka dib u dhiga – iyo sida lagu beddeli karo

Waxay qaadan doontaa 202 sano inuu meesha ka baxo farqiga u dhaxeeya ragga iyo dumarka marka ay timaaddo fursadaha dhaqaalaha ee dunida – sida uu sanadkii hore sheegay Ururka Dhaqaalaha Adduunka. Daraasado badan oo la sameeyay ayaa muujinaya in sinnaan la`aan badan ay ka jirto goobaha shaqada. Sidaas daraaddeed, waxaan halkan idinkugu haynaa shan qodob […]

Continue reading …
Sirdoonka Al Shabaab waxay u shaqeeyaan sida “Jinka”

Waxaa sii xooggeysanayaa awoodda ururka Al-Shabaab, inkastoo uu jiro dagaal socday muddo 12 sanno ah oo ka dhan ah, kaas oo ay riixeyso Qaramada Midoobey, balse ururkan ayaa leh shabakado sirdoon ah oo isku xiran oo si weyn ay ugu tiirsan yihiin, sida ay ku warrameyso weriyaha BBC Mary Harper. Waxay tiri, markii aan kasoo […]

Continue reading …
Wargeyska Daily Nation: Kenya waa inay xoog u adeegsataa muranka xuduudda badda ee Soomaaliya

Warbixintan oo uu qoray nin lagu magacaabo Kemoli Sagala oo ku takhasusay arrimaha amniga iyo maamulka ayuu ku sheegay in Kenya aysan sii ahaan karin “deris wanaagsan” balse looga baahan yahay inay awood dowladeed u adeegsato xallinta khilaafkan. Qormadiisa ayuu ku yidhi”Waxaan qiyaasayaa in golaha qaran ee amniga Kenya ay waajibaadkooda gudanayaan ayna leeyihiin qorshe […]

Continue reading …
Soomaaliya oo Itoobiya kala hadashay khariiraddii laga saaray

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Itoobiya kala hadashay sawirka khariidaddii ay wasaaraddooda arrimaha dibaddu soo daabacday ee markii danbe ay ka saartay website-kooda. Sawirkan ayaa muujinayey Soomaaliya oo laga saaray khariidadda laguna daray dalka Itoobiya. Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya Ambassador Axmed Ciise Cawad, ayaa VOA u sheegay in isla markii ay ka warheleen khariidadda la […]

Continue reading …
Ilhaan Cumar oo “weerar afka ah ku qaaday” Ra’iisul wasaaraha Hindiya

Hindiya ayaa ka mid ah waddamada Ugu Muslimiinta badan caalamka, balse tirada Musliiminta ah ee ku jira baarlamaanka ayaa aad u yar. Iyada oo Islaam nacaybka uu soo badanayay sanadadii dambe, ayaa waxa jirta cabsi hor leh kaddib markii xukunka dalka ay dib u qabsadeen xisbiga Bharatiya Janata Party (BJP) oo ah mid u janjeera […]

Continue reading …
Jarmalka Oo Yahuudda Uga Digay In Ay Xidhaan Koofiyad Dhaqameedkooda

Masuulka xukuumadda Jarmalka u qaabilsan arrimaha Yahuud Nacaybka (anti-Semitism) Mr. Felix Klein ayaa uga digay dadka Yahuudda ah in ay xidhaan koofiyaddooda gaarka ah marka ay tagayaan goobaha guud ee bulshadu ku kulanto. Masuulkan ayaa yidhi Yahuud kulama talinayo in goor kasta iyo meel kasta oo Jarmalka ah u xidhaan koofiyaddooda gaarka ah maadaama ay […]

Continue reading …
Itoobiya oo Jawaab ka bixisay Khariidaddii muranka dhalisay ee Soomaaliya loogu daray dalkeeda

Mas’uuliyiinta Dowladda Itoobiya ayaa war kooban oo ay soo saareen ku sheegay inay ka xun yihiin sawir muran xoog leh dhaliyay oo lagu daabacay bogga internet-ka ay ku leedahay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Addis Ababa. Qoraalka oo la soo dhigay isla Website-ka sawirka lagu daabacay ayaa la yidhi: “Waxaan fahannay in sawir khaldan oo […]

Continue reading …
: Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Xidhay Wejiga Koowaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo bilo ah ka socday deegaanka Darar-weyne ee dhinaca waqooyi Bari kaga beegan caasimadda Hargeysa.  Munaasibadda uu madaxweynuhu kusoo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka shaqo qaran, ayaa waxa ka qaybgalay xubno […]

Continue reading …
Trump: “Wax Walaac Ah Iguma Hayaan Tijaabooyinka Kuuriyada Waqooyi”

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in ayna wax cabsi ah ku haynin sawaariikhdii ay dhawaan tijaabisay Kuuriyada Waqooyi isaga oo hoosta ka xarriiqay kalsoonida uu ka qabo in hoggaamiyaha dalkaasi Kim Jong-un uu ballintiisa ka soo baxayo. Trump ayaa boggiisa Twitterka ku soo qoray “Kuuriyada waqooyi waxa tijaabisay hub fudud taas oo ka cadhaysiisay […]

Continue reading …
Xuuthiyiinta Oo Sheegay In Ay Mar Kale Diyaarado Ku Weerarreen Sacuudiga

Kooxda Xuuhtiyiinta ayaa sheegay in ay diyaaradaha bilaa duuliyaha ah ku duqeeyeen madaarka diyaaradaha dagaalka ee Magaalada Jazan oo ku taalla meel u dhaw xuduudda Sacuudiga iyo Yemen. Telefishanka ku hadla afka Xuuthiyiinta ayaa sheegay in kooxdu weerarka fulisay kaddib markii ay samaysay sahamin dhinaca sirdoonka ah taas oo suuro-gelisay in duqaynta lala beegsado bartilmaameedkii […]

Continue reading …
Nuxurka Kulan Dhex-maray madaxweynaha Masar iyo Hoggaamiyaha Golaha Milatariga Suudaan

Madaxweynaha Masar Cabdilfataax Al-Siisi iyo Hoggaamiyaha golaha milatariga Suudaan Cabdilfataax Al-Burahaa ayaa kala saxeexday heshiis la xidiidha sugitaanka xuduudda labada waddan iyo la dagaalanka aragagaxisada. wararka ayaa sheegaya in hoggaamiye Al-Burhaan uu Siisi u ballan qaaday in ayna dalka Suudaan sii joogi doonin dadyowga ay raadinayaan hay’adaha ammaanka Masar”. Golaha Milatariga Suudaan ayaa mar sii […]

Continue reading …
Page 1 of 31123Next ›Last »