Connect with us

World News

Aasaasihii Shabkadda Sirta Adduunka Ee Wikileaks Oo La Xidhay

Aasaasihii shabkadda sirta adduunka ee Wikileaks Julian Assange ayaa lagu xidhay Ingiriiska kaddib markii booliska lagu casuumay safaaradda Ecuador oo uu ku dhuumanayey tan iyo sannadkii 2012. “Julian Assange oo 47 jir ayaa Khamiista 11 April, laga soo xidhay safaaradda Ecuador” sidaa waxaa yidhi booliska.

Booliska ayaa sheegay in xadhiga Assange uu yimid kaddib markii ay xukuumadda Ecuador kala laabatay magangelyadii.

Continue Reading
Advertisement
Click to comment




Recent Posts

Trending