Connect with us

Entertainments

6 Waddan Oo Ragga iyo Dumarku Siman yihiin!

Bangiga adduunka ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in caalamka oo dhan 6 waddan oo kali ah ay hirgeliyeen in ragga iyo haweenka ay yeeshaan xuquuq siman oo isku mid ah. Lixdan waddan ayaa kala ah; 1-Belgium, 2-Denmark, 3-France, 4-Latvia, 5-Luxembourg iyo 6-Sweden.

Continue Reading
Advertisement
Click to comment




Recent Posts

Trending